25.4 C
Mogadishu

Wararka

Cumar Filish oo u hanjabay kuwa Amni darrada ka wada Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa sicad u sheegay in degmada Wadajir ay kamid noqotay degmooyinka Gobolka...

Shaki laga qaba qorshaha Qoorqoor u yimid Muqdisho iyo Mushaxiinta qaar oo iska diiday...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, waxa uuna durbo la kulmay qaar kamid midowga musharaxiinta. Qoor...

Maxaad ka ogtahay lacagta bil walbo ku baxdo Muqtaar Roobow iyo noloshiisa?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ka soo jawaabay warbixiintii uu ka dalbaday Wasiirka Amniga ee ku saabsaneyd xaalada Mukhtaar Roobow. Warqad uu ku saxiixnaa...

DEG DEG Saraakiil Turki ah oo Galabta Kadegay Degmada Quracjoome ee Gobolka Bakool

Baladweyne Ayaamaha: Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha degmada ceel Barde haadi siyaad iyo masuuliyiin kale ayaa galabta gaaray degmada Quracjoome ee gobolka Bakool. Wafdiga Gudoomiyaha waxaa...

Saddex sabab oo dhaliyay fashilka inqilaabkii Farmaajo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacad ka hor aadaanka salaadda subax ee xilliga Muqdisho 27-kii Disembar 2021, waxaa Madaxtooyada Soomaaliya oo aan laga seexan ka socday qorshe shaqo ka...

Heshiis la dhex-dhigay Beelo walaalo ah oo sanado badan dagaalamayey.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Beelaha Dir iyo Xawadle oo Kudhawaad 8 Sano Siyaabo Kala Duwan ugu Dagaalamayay Deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee Duleedka Waqooyi ee Baladweyne ayaa Maanta...

Ra’isul Wasaare oo war kasoo saaray doorashada ka dhacday Kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal. Sidookale Rooble...

Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga baxo Villa Somalia

MUQDISHU-AYAAMAHA-Xubnaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay inay cambaareeynayaan iskuday afgembi oo ay sheegeen in uu Farmaajo shalay ku kacay ,isla markaana uu ahaa qayaano Qaran...

Sheekh Shariif oo dignin culus u diray Farmaajo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax maadxweyne  Shariif Sheikh Axmed oo goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ayaa ka hadlay khilaafka xooggan...

Guudlaawe iyo Qoorqoor oo kusoo wajahan Muqdisho iyo Farrinta Farmaajo u diray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho kusoo wajahan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug & Hir-Shabeelle ee Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Cali Guudlaawe Xuseen. Guudlaawe iyo Qoorqoor ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan