Wasiiradda Amniga iyo Gaadhaandhigga oo wada Qorshe lagu soo xirayo siyaasiyiintii Afgembiga sameeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in xalay ilaa saaka Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo uu isku dayay...
DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo Farmaajo ugu baaqay inuu isaga baxo Villa Somalia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaraaha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa farrin adag u diray Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isagoo ugu baaqay in Madaxtooyada...
Sheekh Shariif oo war ka soo Saaray Xiisada ka soo Cusboonaatay Dalka .
MUQDISHU-AYAAMAHA-Go'aanadii uu qaatay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo waxay halis ku yihiin jiritaanka Dowladnimada iyo Xasiloonida Dalka.
Dalkaan xalkiisu wuxuu ku jiraa oo...
DE DEG: Farmaajo Oo Ciidamo Dul Dhigay Xafiiska RW Rooble.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa Saaka Ciidamo farabadan oo hubeysan waxaa uu dulgeeyay Xafiiska Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya...
Diiwaan-gelinta musharaxiinta kuraas ka mid ah golaha shacabka oo ka socoto KISMAAYO
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa shalay bilaabay diiwaan-gelinta Musharaxiinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo la qorsheynayo in maalinta...
Dowladaha Maraykanka iyo Britain oo taageeray Shirkii uu ku baaqay RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa taageertay shirkii uuu ku naaqay RW Rooble, kaddib qoraal rasmi ah oo barteeda twitter-ka ay ku faafisay.
Safiirka Britain u...
Farmaajo oo Shaqa joojin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Badda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ee uu muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage in...
Farmaajo oo sheegay in uu Shaqa joojin ku sameeyay RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa sheegay inuu shaqadii ka joojiyey Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble...
General Odawaa oo ‘qarka u saaran inuu xilkiisa waaye’ iyo cida lagu bedeli rabo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxay ayaa sheegaya in R/wasaare Rooble uu abaabulayo xilka qaadista Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage.
Labo nin midkood ayaa laga...
Puntland oo shaacisey doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka.
GAROWE-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed (SEIT Puntland) ayaa shaaciyey 10 kursi oo ka mid ah quraasta Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya.
Kuraasta ay Puntland...



















