27.8 C
Mogadishu

Wararka

Qaramada Midoobay oo soo faragelisay dagaalka Guriceel

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbixin oo kasoo baxday Qaramada Midoobaay ayaa aad walaac looga muujiyay saameynta ay dagaallada ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug ku yeesheen...

Maxaadan ogeyn oo saaka kasocda Degmada Guriceel?

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka degan kadib maalmihii la soo dhaafay oo ay ku dagaalamayeen Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac...

DEG DEG:- Ra’iisul wasaarihii SUDAN oo gurigiisa laga la baxay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow naga soo gaaray dalka Suudaan ayaa waxaa uu sheegayaa in militariga dalkaasi ay isku dayayaan inuu ka dhaqan galo afgambigii saaka ka...

Militeri aan la aqoon oo isku hareereeyey guriga Ra’iisul Wasaaraha SUDAN.

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegaya in dalkaas uu ka socda isku day afgembi, waxaana lagu soo warramayaa in militeri aan la aqoon...

Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada oo soo saaray War-saxaafadeed wadajir ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed ay kasoo baxay Wasaaradaha Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Heer Federaal, Heer Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladaha Bini’aadannimo ee ka...

Guriceel oo maalintii saddaxaad ka socda dagaal iyo rasaas culus oo la maqlaya.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Guriceel ee maamulka Galmudug ayaa maalintii seddaxaad waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ahlusunna iyo ciidamada dowladda iyo Gapmudug oo isku dhinac ah. Ciidamada...
Doorashada Golaha Deegaank Puntland

Qisooyin cajiib ah oo saaka laga diwaan geliyey doorashada golaha deegaanka Puntland.

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa shalay soo dhammaday ololihii isu soo baxyada ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani dagmo. Degmooyinka kala ah:- Qardho, Ufeyn iyo Eyl ee Maamulka...

DEG DEG:- Ciidamada Ahlusunna oo caawa markale la wareegay qeybo kamid ah Guriceel.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Ciidamada Ahlusunna ayaa weerar rogaal celis ah galabta kula wareegay goobo badan oo ay horay uga qabsadeen ciidamada dowlada iyo kuwa galmudug oo isku...

Cali Xarbi Cali oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka xildhibaan David Amess

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cali Xarbi Cali oo ah 25 jir Somali-British ah ayaa si rasmi ah loogu soo oogay dacwad ah inuu toorey ku dilay xildhibaan David...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay afartii Senator ee maanta lagu doortay Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee maanta loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS  kuwaasoo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan