Wararkii u dambeeyey dagaalka u dhexeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo Galmudug.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhacday degaanka Bohol oo waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka...
Teendhada Afisyooni oo lagu soo gabagabeeyey doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland
Waxaa teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey doorashaddii Aqalka Sare Gobolada Waqooyi ee Somaliland waxaana lagu doortay shantii musharax ee u dambeeyey.
Senatarada...
Ra’isul Wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah oo loo magacaabay Tunisia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tunisia Qays Saciid ayaa Arbacadii ka yaabiyay dad badan, kadib markii uu Ra'isul Wasaaraha dalkaas u magacabay Prof. Najla Bouden Romdhane, oo ah...
laba kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo goordhow la doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah ka socota Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo shalay bilaabatay.
Maanta ayaa qorshuhu...
Wararkii u dambeeyey Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee G/Waqooyi
MUQDISHO-AYAAAMAHA-Waxaa maanta la soo gabagabeynaya doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada Waqooyi ee Somaliland, iyadoo ay dhici doonto doorashada shanta kursi ee ka dhimmaan...
Kursiga ugu dambeeya doorashada Aqalka Sare ee Maanta oo Gabar ku guuleysatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho gaar ahaan teendhada Afiyooni lagu doortay kursiga Shanaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.
Kursigan waxaana ku tartami lahaa Maxamed...
Dubbe oo ku guuleystay doorashada Senatarka iyo dagaalkii xalay ee Villa Somalia ku reebi...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasirka Warfaafinta Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Prof Cismaan Abokor Dubbe ayaa ku guuleystay Senatar ka tirsan aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Cismaan Abokor Dubbe ayaa...
Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo durba weerar ku qaaday Farmaajo kadib doorashadiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kursiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa waxaa goordhow lagu doortay teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.
Kursigaan ayaa waxaa wareega 1aad ku...
Mareykanka oo markii ugu horreysay qirtay in looga adkaaday dagaalkii Afghanistan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labaatan sano oo dhiig iyo hanti Mareykan ah oo lagu kharash gareeyay Afghanistan kaddib ayaa Talaadadii Aqalka Senate-ka wuxuu muddo lix saacadood ah su'aalo...
Madaxweynaha Puntland oo Maanta xilkii ka qaaday Masuul katirsan Maamulkaas.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.28 September 29, 2021 kuna saabsan xil kaqaadis Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Dowladda...




















