Dadkii laga soo masaafuriyey Somaliland oo gaaray degaano ka tirsan Puntland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dadkii shalay Somaliland kasoo masaafurisay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa habeenkii xalay aheyd gaaray deegaano ka tirsan Maamulka Puntland, iyagoon halkaas siweyn...
Wasiirka Cadaalada oo ka hadlay musaafurinta soomaliland ay ku sameysay Ganacsatada Koonfurta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Cadaalada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa waxa uu ka hadlay musaafurint Soomaaliland ku sameeneyso dadka kasoo jeedo koonfurta Soomaaliya.
Waxa uu si kulul...
Rooble oo Muqdisho ka billaabay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga Sugida Amniga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay...
Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilada Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisulwasaare Rooble, ayagoo ku booriyay in la xaliyo muranka siyaasadeed ee u dhaxeeya...
Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay arrimo badan ku saabsan dhaqaalaha dalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyey xaaladda dhaqaalle ee dalka uu marayo, isagoo ka warbixiyey dhowr arrimood.
Wasiirka ayaa sheegay in sababta...
DEG DEG:- Ciidamada Ahlusunna oo Maanta la wareegay degaan ku dhow Dhuusamareeb
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ayaa goordhaweyd la wareegay deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, kadib markii ay halkaas isaga baxeen Ciidankii Galmudug ee...
Jubbaland oo ka jawaabay gaf uu maamulka Luuq u geystay Qoyska Ikraan Tahlil
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay, hadallo xanaf leh oo loogu gafay qoyska dhibanayaasha ay...
Khasaare ka dhashay rasaas ciidanka booliska Boosaaso ay fureen.
GAROWE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegayaa in hal qof oo dhallinyaro ah uu ku dhintay mid...
Wararkii u dambeeyey xiisada dagaalka Galmudug iyo Sheekh Shaakir oo ka hadlay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in maamulka Galmudug meeshii uu la dagaallami lahaa Al-Shabaab ay soo...
DEG DEG:- Rooble oo garab lama filan ah siiyey Qoorqoor farriin adagna u diray...
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...




















