Maxaa Caawa ka socda Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble iyo wararkii u dambeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo xoog leh oo kusaabsan isbadelo ka dhacay xafiiskaasi.
Isku shaandheyn...
Booliiska Galmudug oo warqad codsi ah u diray Madaxda Ahlisuna.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Taliska Guud ee Booliiska Galmudug oo war-saxaafadeedkan soo saaray ayaa ugu baaqay madaxda Ahlusunna sida Macalin Maxamuud iyo Sheikh Shaakir in ay joojiyaan abaabulka...
Muxuu yahay u jeedka safarka Taliyaha Ciidanka lugta Uganda ee lakulay Farmaajo & Rooble?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba oo uu dhalay Madaxweynaha Uganda iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay.
Wafdigiisa...
Masuuliyiin badan oo ka hadashay geerida majaajiliistihii caanka ahaa ee Ajakis.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...
XOG:- Muxuu Farmaajo uu uga baqayaa doorashada?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Dowlad goboleedka Galmudug, ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Shan, Cabdikariin Xuseen Guuled, ayaa Farmaajo ku eedeeyay inuu dalka u horseeday xasillooni-darro siyaasadeed amni...
Dhoolatuskii Farmaajo ee Xalay waxaa barbar socday kulamada Fahad Yaasiin iyo Qoor Qoor
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa caawa ku qaabilay hoyga uu ka degan yahay nawaaxiga Garoonk diyaaradaha Taliyihii hore Nabadsugida Fahad Yaasiin iyo xubno la...
Maxaa sababay in Guddiga Doorashooyinka Somaliland ay dib u dhigaan hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa dib u dhigay hadal jeedintii berri ee Musharaxiinta Aqalka Sare.
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka...
Maxaa xalay ka dhacay Villa Somalia? iyo qorshaha cusub ee Farmaajo la soo baxay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaaday tilaabo kale oo uu ku muujinayo awoodiisa dhanka doorashadda.
Sideed oday dhaqameed oo ka mid...
Dagaal dhexmaray ciidamada Militariga Sudan iyo kuwa Ethiopia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
Ciidamada Ethiopia waxaa lagu qasbay...
Dagaal dhexmaray ciidamada Militariga Sudan iyo kuwa Ethiopia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
Ciidamada Ethiopia waxaa lagu qasbay...



















