27.2 C
Mogadishu

Wararka

Xiisadda u dhexeysa Faransiiska, Australia, Mareykanka iyo Britain oo cirka isku sii shareeraysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan loo balansanaa in uu dhex maro wasiirada gaashaandhiga ee Faransiiska iyo Ingiriiska ayaa la baajiyay iyada oo uu sii socdo khilaafka diblomaasiyadeed ee...

Qoorqoor oo go’aan ka qaatay Villa Somalia lana saftay Ra’iisul wasaare Rooble

Villa Soomaaliya ayaa lagu kala guuray ka dib markii caaway uu baneeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor Garabka Fahad iyo Farmaajo isla...

XASAASI:- Go’aanka cusub ee Yuusuf Dabageed ka qaatay doorashadii habeen hore ee Jowhar.

JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa shalay magaalada Jowhar ka dhacday doorasho kursi ka mid ah kuraasta Aqalka sare kaas oo ay ka dhalatay buuq iyo rabshado ka dhacay...

Yaa baajiyay shirkii madaxda maamul-goboleedyada ee Garowe?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanay magaalada Garowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegaya in uu baaqday shir wada-tashi ah oo madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada ay u ballansanaayeen in...

Sidee Puntland ku xalinkartaa khilaafka Farmaajo iyo Rooble xili Deni Fursad weyn ka heley...

GAROOWE-AYAAMAHA-Qoraal uu soo saaray Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) ayaa waxa uu kaga hadlay khilaafka...

Muxu yahay qorshaha Itoobiya billawday ee dib loogu dooranayo  Farmaajo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya danjire Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay. Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis...

Al-Shabaab oo qaraxyo la beegsaday Garoonka diyaaradaha degmada Buulo-Burde

JOWHAR-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay qaraxyo la beegsadeen Garoonka...

XOG kiiska Ikraan Tahliil : Muuqalada ay duubtay CCTV oo loo diiday Baarayaasha...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Caqabad ayaa soo wajahadey baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax, sida uu shaaca ka dhigay Jeneraal Cabdalla Cabdalla, agaasime ku xigeenkii hore ee hay’adda mukhaabaraadka...

Xildhibaanadii xalay buuqa iyo fowdada kiciyay oo dacwad laga gudbiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle ay sii soconeyso kadib markii xalay uu hareeyay buuq iyo rabshado doorashada...
Goobtiisa shaqo ayuu isku daldalay

Hadal-heyn badan oo ka dhalatay wiil dhallinyaro ah oo isku daldalay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiilka dhallinyaro ah, oo lagu magacaabay Cabdiraxmaan Cabdullaahi oo Harqaan ku lahaa meel u dhow isgoyska Dabka ayaa isku dal-dalay gudaha xaruntiisa Ganacsi. Waxaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan