Madaxweyne Farmaajo oo codsi kale oo cajiib ah u diray Qoorqoor iyo Laftagareen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ee ay dhexdhexaadinayeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa galay wajiga labaad, iyadoo wararku ay...
Sagaal Mas’uul oo halmar laga wadaqaaday jagooyin muhiim ah oo hayeen.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta...
XOG laga helay warbixinta uu soo wado ‘Fahad Yaasiin’ ee Kiiska Ikraan Tahliil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda NABAD IYO NOLOL waxa ay geed dheer iyo mid gaaban u koreen, sidii ay kaga hortagi lahaayeen dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee cadaaladda loogu...
XOG:-Isbedel lagu wado in lagu sameeyo Taliyaasha Booliska iyo Nabadsugida.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sacadaha soo socda waxaa la filayaa in isbedel lagu sameeyo xogaanka ciidanka qalabsida ee Soomaaliya kaasoo ka imaan doono dhanka Ra'iisul wasaare Rooble. Agaasimaha...
Madaxda is khilaafsan ee Farmaajo iyo Rooble oo maanta lagu wado inay kulman.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in ay kulmaan Saacaddaha soo socda sidda...
Wararkii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee caasimada HirShabelle waxaa ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada golaha aqalka sare, gaar ahaan xubnaha sideeda kursi ee ka...
DEG DEG: Midowga Murashaxiinta oo soo saaray qodobo xasaasi ah, farrin adagna u diray...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa soo saaray War-saxaafdadeed dhinacyo badan taabanaya,oo ay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka...
Maxaad ka ogtahay taariikhda labada wasiir ee isku heysta wasaaradda amniga gudaha?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa taagan hadal heyn xooggan oo ku saabsan go'aankii uu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya xilka uga qaaday Wasiirkii Amniga Gudaha, jagadaas oo uu u magacaabay...
Taliye Xijaar oo si toos u cadeeyay u jeedka shirkoodii maanta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Janaraal Xijaar oo goordhow warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii ay yeesheen taliyaasha ciidamada qalabka sida ee...
XOG:- Farmaajo oo Xubno ka tirsan Golaha wasiiradda u diray Rooble si loola heshiisiiyo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegay in Ra'iisul wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya Mahdi Guuleed iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee dawladda faderaalka ay xalay...