29.4 C
Mogadishu

Wararka

Israeli oo la sheegay inay la safatay Azerbaijan oo dagaal kala dhaxeeyo Iran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Azerbaijan ayaa beenisay eedeymo kaga yimid Iran, oo ah in militari Israeli ah ay joogaan dalkaas, kadib markii Tehran ay dhoola-tus militari ka sameysay...
Ahlu-Sunna

Dadaalo lagu xalinayo Ahlu-Sunna iyo Galmudug oo socda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warrarka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo nabadeed oo lagu doonayo in si nabada gacanta dawladda loogu soo celiyo...

DEG DEG:- Ciidmada dowladda iyo kuwa Galmudug oo qarka u saaran Guriceel.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Ciidamo ka baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gaaray Waqooyiga magaalada Guriceel oo maalmo ka hor gacanta u gashay Ahlusunna. Cutubyadii ugu horeeyay ee...
Askari lagu dilay Muqdisho

Wararkii u dambeeyey wiilal dhalinyaro ah oo lagu toogtay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afar wiil oo dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, waxaana fuliyay rag bastoolad ku hubeysan. Wiilasha la dilay 2 kamid...

laftagareen oo ku dhawaaqay inay dib u dejin u sameyneynayaan dadkii laga soo musaafuriyay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa sheegay in ay dib u dejin u samaynayaan dadkii dhawaan ay Somaliland kasoo musaafurisay...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in uu wada-hadal la furaayo dadka kasoo horjeedo Maamulkiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa iyo in dhowr jeer loo diiday tegitaanka Magaalada Beledweyne. Cali Guudlaawe...

Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay laba Ruux

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaal degmada Jamaame oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay ku toogteen laba Nin oo ay u jeediyeen Eedeyn...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay oo uu magaalada Addis...

Uhuru Kenyatta oo fadeexad kala kulmay baaritaan lagu sameeyey hanti uu kuqarsaday dibbada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Isniintii sheegay in baaritaanka kashifay hogaamiyayaasha caalamka ee lacagaha ku qarsaday dalal dibadda ah “uu sare u qaadi doono...

XOG: Shariif Sheekh oo iska casilay xilka gudoomiyaha midowga murashaxiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaan in xilka iska casilay gudoomiyaha golaha midowga murashaxiinta soomaaliya sheekh shariif sheekh axmed. Waxa uu qoonsaday arimo dhowr...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan