28.2 C
Mogadishu

Wararka

Shabakad hubeysan oo ka howlgali jirtay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shabakad hubeysan oo katirsan kuwa amni xumida kawada magaalada Muqdisho kadib howlgallo culus oo ay sameeyeen ciidamo ka tirsan...

Xildhibaan Barkahd Jaamac oo weerar afka ahna ku qaaday RW Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland ahna afhayeenka Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay dadkii Somaliland ay maalmo kahor Magaalada Laascaanood...

Dadkii laga soo musaafuriyay laas-Caanood oo soo gaaray Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali jeyte Cismaan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobalka Hiiraan iyo kan Degmada Baladweyne ayaa soo dhaweyn iyo dib-udajin u sameeyey...
Ahlu-Sunna

Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Galmudug oo ku kala qeybsamay sida loo wajahayo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Galmudug waxay wajahaysaa xaalad jahwareer iyo hubanti la’aan ah kadib markii ay siyaasiyiinta kasoo jeeda degaanka ay si weyn ugu kala qeybsameen sida loo...

Puntland oo sheegtay in qofkii diida Canshuurta uu lamid yahay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in macalimiinta Iskuulada looga baahan yahay inay si deg deg ah ku bixiyaan...

Safiirka cusub ee Midowga Yurub oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda xilgaarsiinta Balal Maxamed Cusmaan, ayaa kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho, nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda

Wasaaradda caafimaadka oo faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka halista ee COVID-19, waxaana Isbuucii ugu dambeeyay laga baaray...

Waa kuma wasiirka keliya ee Soomaalida ah ee kujira Wasiirada cusub ee Itoobiya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada ee xukuummaddiisa u maamuli doono shanta sano ee soo socota. Wasiiradaas waxaa ku jiro...

Ciidamo horleh oo katirsan GorGor oo galabta ka dagay Dhuusamareeb.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa laga dareemayaa saansaan dagaal iyo abaabul ciidan, kuwaas oo ku wajahan Magaalada Guriceel oo Gobolka Galgaduud halkaas oo...

Abiy Axmed oo magacaabay golohiisa Wasiirrada cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen. Saddex xubnood oo ka tirsan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan