Maxaad ka ogtahay cunooyinka marka la isku daro sunta noqon kara?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qof kasta oo bini aadam ah wuxuu haystaa wuxuu Eebbe siiyay. Maalin kasta oo qof go'aansado inuu wax cuno waxaa laga yaabaa inuu sun...
Beesha Caalamka iyo Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan xasaasi ah uga socda Xerada Xalane
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan kuwada yeeshay Xubnaha Golaha wadatashiga qaran iyo safiirada beesha caalamka ee fadhigooda yahay Xerada Xalane.
Waxaa kulankan guddoominayay Ra’iisul wasaaraha...
Guddiyo ka kala socda Golaha wadatashiga & Midowga Musharixiinta oo kulmaya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada dalka kajira ayaa ogolaaday in laga wada hadlo qdoobada ay cabashoada xoogan ka keeneen midowga Musharixiinta, kuwaas oo kujira go’aanadii maalin...
DEGDEG:- Al Shabab oo dagaal kula wareegtay deegaanka Camaara ee Koonfurta Mudug.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Camaara ee koonfur Mudug ayaa waxaa uu sheegayaa in Al Shabab ay halkaas dagaal kula wareegeen.
Dadka degaanka ayaa ku...
Midowga Musharaxiinta oo diiday habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa diiday habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka.
Musharaciinta ayaa waxa ay habraaca ku tilmaameen inuu...
Goodax Barre oo bedelay booskii Mahad Salaad, “Geela waa iskeenay, halgankana waa halkiisa”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Goodax Barre ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ku yiri "Geela waa iskeenay, halgankana waa halkiisa" hadalkaan ayaa imaanaya iyadoo xalay qalalaaso...
Nin Awood ku dhex lahaa “Daacishta Soomaaliya” oo xukun adag lagu riday!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay xukun ku riday Nin la sheegay in uu...
Xaggee ayuu ku dambeeyay Madaxweyne Kuxigeenkii Hirshabeelle ee Yuusuf Dabageed?
BELEDWEYNE-AYAAAMAHA-Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya oo uu hogaaminayo korneyl Cabdillahi Rooble iyo kuwo taageersan Janaraal Xuud ayaa xalay qabsaday qaybo ka tirsan magaalada Beledweyne...
Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo lagu eedeeyey Inqilaabka Doorashada 2021-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo awoodaha ay qeybsadeen Ra’iisal...
Waa sidee saaka xaaladda magaalada Baledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaaladda magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka deggan kaddib markii xalay ciidammo ka tirsan milateriga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle oo diidan...