25.9 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay cudurka Covid 19 ee Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Covid 19. Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud...

Ingiriiska oo Dhammaan Ciidamadiisa kala baxay Afganistan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ingiriiska ayaa soo gabo gabeesay daad gureynta muwaadiniisa ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan. Ciidamo badan...

DEG DEG:- Dagaal hadda ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in tuulooyin u dhow degaanka Bariire uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidanka...

Maraykanka oo ka digay in Qarax kale uu Maanta ka dhici karo Kabul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda wali ku sugan Afgaanistaan inay si deg deg ah uga baxaan agagaarka garoonka diyaaradaha Kabul,...

Haweenay qaxooti ah oo diyaarad dusheed ku umushay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaxooti reer Afgaanistaan ah oo u carareysay UK, ayaa gabar ku dhex dhashay diaaraddii sidday intii ay ku jirtay duulimaadkii daadgureynta ee ku socday...

Nin watay Bambooyin oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho

Xaafada Cali turcaaye ee dagmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir ayaa laga soo sheegaya in halkaasi ay ciidamada amaanka ku toogteen nin hubeysnaa. Ninkan ayaa watay...

Heshiis laga gaaray xiisadii ka taagneyn Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Hirshabeele ayaa heshiis hordhaca La gaaray Ciidamadii Habeenno ka hor la wareegay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ku shaqeeyo ee magaalada Beledweyne. Madxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle...

Gantaalo lala dhacay saldhigga Mareykanka ee Ciraaq

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex gantaal ayaa lala beegsaday saldhig milateri oo Maraykanku ku leeyahay meel u dhow isgoyska Jerishan ee ku yaal xadka Ciraaq iyo Kuwait, sida...

Xildhibaano Mareykan ah oo ku baaqay in Dowlad loo aqoonsado Kooxda Taalibaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano katirsan Koongareeska Mareykanka ayaa ugu baaqay Madaxweyne Joe Biden in dowlad u aqoonsado kooxda iska caabinta Taalibaan ay hogaamiyaan Madaxweyne kuxigeenkii Afganistan iyo...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska ay gaareen Maamulka Puntland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiin ka kala socotay Puntland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Galdogob waxa ay ugaga hadleen arrimo ay ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan