Taalibaan oo la wareegtay magaalooyinka muhiimka ah ee dalka, Kabul-na qarka u saaran
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Taalibaan ayaa u qarka u saaran inuu dib ula wareego gacan ku haynta waddanka Afgaanistaan, xilli magaalada caasimadda ah ee Kabul ay haatan...
Baydhabo oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare
BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada Saddex kursi oo ka harsan Sideeda kursi ee Aqalka...
Midowga Musharixiinta oo Maalintii labaad kulan ka leh doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalintii labaad oo xiriir ah ayaa waxaa kulan uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha, iyaga oo kulankooda uga hadlayo xaaladda Siyaasadeed ee...
Maxaad ka taqaanaa 10-ka dal ee Afrika ugu nadaafadda badan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nadaafaddu waa arrin muhiim ah, oo laga eego shaqsi ahaan, guri, xafiis, bulsho ama qaran. Dadka ku nool deegaan nadiif ah, sida ay khubaradu...
Cabdirashiid Janan oo “xabsi guri ku ahaa” Villa Somalia oo la la’yahay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee amniga ee maamulka Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa la sheegay inuu ka goostay Villa Somalia, isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa...
Hoggaanka Taalibaan miyaa madaxweyne ka noqon doona Afgaanistaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hebatullah Akhundzada ayaa hoggaanka ururka Taalibaan ee Afgaanistaan la wareegay 26-kii May 2016, markaas oo golaha shuurada ee xaradaka ay xilkaasi u magacaabeen, si...
Shir xasaasi ah oo Muqdisho uga furmay Midowga Musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho ka socda gaar ahaan Hotelka Jazeera shir xasaasi ah oo ay yeelanayaan madaxda midowga musharaxiinta kaa oo ah mid albaabada u...
Gadiid dagaal oo laga dejiyay magaalada Baladweyne+UJEEDKA
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ka dagay Diyaarad sida gaadiid nooca ay isticmaalaan Ciidamada Booliska iyo gadiid dagaal iyo mootooyin.
Waxaa gawaaridan ka hadashay...
Laftagareen oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Maamulkaas.
Madaxweyne Lafta-gareen...
Sidey dowlad goboleedyada u qeysadaan 54-ta xubnood ee Aqalka sare?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka, kaasoo ka kooban 54 xubnood. Xildhibaannada loo soo doorto Aqalka sare...




















