Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Masar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran...
Boqolaal ciidamo Mareykan ah oo ku wajahan Kabul+ujeedka.
Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka Afghanistan, ayaa taliyayaasha waxay boqolaal askari oo cusub u direen...
Midowga Musharaxiinta oo soo saaray war murtiyeed ka kooban Afar Qodob oo xasaasi ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday Midowga Musharixiinta ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed ay walaac uga muujiyeen sida...
Wararkii u dambeeyey kulanka ka socda Hoteelka Jasiira iyo go’aanka cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulanka maalintii 3aad yeesheen Xubnaha Golaha midowga musharrixiinta ayey uga hadleen xaalada dalka iyo sida ay u arkaan.
Maanta ayey Golaha Murashaxiinta Siyaabo gooni gooni...
Al-Shabaab oo u dabaal dagtay guusha Taalibaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta taabacsan ururka Al-Shabaab ayaa daabacday qoraal ay ku sheegeen in ururka uu ku farxay jabkii soo gaaray dowladda Afghanistaan ee uu caalamka aqoonsanyahay,...
Daalibaan oo ku dhawaaqday in 20 sano kadib uu dhammaaday Dagaalkii Afghanistaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taalibaan ayaa ku dhawaaqday in dagaalkii Afghanistan uu dhammaaday kaddib markii ay la wareegtay xarunta madaxtooyada ee Kabul, iyadoo ciidamada Mareykanku hoggaaminayo ay...
Maxaa looga hadlayaa kulanka Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo u ambabaxay dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira oo ah Caasimadda dalka Masar.
Ra’iisal Wasaare...
Madaxweynihii Afghanistan oo ka baxsaday caasimada Kabul
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa iscasilaya kadib wada xaajood uu la galay Taalibaan.
Laba sarkaal ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyey in madaxweyne Ghani uu...
C/Rashiid Janan oo ka hadlay wararka ka duwan wararka laga faafiyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo la heshiiyay dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii la soo dhaafay...




















