Hoggaanka Taalibaan miyaa madaxweyne ka noqon doona Afgaanistaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hebatullah Akhundzada ayaa hoggaanka ururka Taalibaan ee Afgaanistaan la wareegay 26-kii May 2016, markaas oo golaha shuurada ee xaradaka ay xilkaasi u magacaabeen, si...
Shir xasaasi ah oo Muqdisho uga furmay Midowga Musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho ka socda gaar ahaan Hotelka Jazeera shir xasaasi ah oo ay yeelanayaan madaxda midowga musharaxiinta kaa oo ah mid albaabada u...
Gadiid dagaal oo laga dejiyay magaalada Baladweyne+UJEEDKA
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ka dagay Diyaarad sida gaadiid nooca ay isticmaalaan Ciidamada Booliska iyo gadiid dagaal iyo mootooyin.
Waxaa gawaaridan ka hadashay...
Laftagareen oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Maamulkaas.
Madaxweyne Lafta-gareen...
Sidey dowlad goboleedyada u qeysadaan 54-ta xubnood ee Aqalka sare?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka, kaasoo ka kooban 54 xubnood. Xildhibaannada loo soo doorto Aqalka sare...
Qoor Qoor oo ka hadlay Xildhibaannadii maanta la doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa u hambalyeeyay lixda xubnood ee maanta Golaha Baarlamaanka Galmudug u doorteen inay ka mid noqdaan...
Akhriso Magacyada:- Baarlamanka Galmudug oo doortay 6 ka mid ah Senatora-da Aqalka Sare.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Baarlamanka Galmudug ayaa goordhoweyd doortay lix Senator oo maamulkaas ku matalaya Aqalka Sare ee baarlamanka ee 11-aad ee Soomaaliya.
Kursiga koowaad ee uu ku guuleystay...
Howlgalka Midowga Africa Oo Qaadaya Tallaabo Jawaab U Ah Dadkii Rayidka Ahaa Ee Laga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo...
Wararkii u dambeeyey doorashada Galmudug iyo Baarlamanka oo war cusub soo saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb kamid ah kuwa Maamulka Galmudug ku matalaya Aqalka Sare.
Goobta...
khamri & Dadkii watay oo gacanta lagu dhigay
GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri farabadan iyo dad la sheegay inay ka ganacsanayeen.
Taliyaha saldhiga degmada...




















