29.3 C
Mogadishu

Wararka

Qoor Qoor oo ka hadlay Xildhibaannadii maanta la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa u hambalyeeyay lixda xubnood ee maanta Golaha Baarlamaanka Galmudug u doorteen inay ka mid noqdaan...

Akhriso Magacyada:- Baarlamanka Galmudug oo doortay 6 ka mid ah Senatora-da Aqalka Sare.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Baarlamanka Galmudug ayaa goordhoweyd doortay lix Senator oo maamulkaas ku matalaya Aqalka Sare ee baarlamanka ee 11-aad ee Soomaaliya. Kursiga koowaad ee uu ku guuleystay...
howlgal lagu sugayo Amniga Caasimadda.

Howlgalka Midowga Africa Oo Qaadaya Tallaabo Jawaab U Ah Dadkii Rayidka Ahaa Ee Laga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo...

Wararkii u dambeeyey doorashada Galmudug iyo Baarlamanka oo war cusub soo saaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb kamid ah kuwa Maamulka Galmudug ku matalaya Aqalka Sare. Goobta...

khamri & Dadkii watay oo gacanta lagu dhigay

GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri farabadan iyo dad la sheegay inay ka ganacsanayeen. Taliyaha saldhiga degmada...

Barlamaanka Galmudug Oo Maanta Dooranaya Lix Senator Oo Ka Tirsan Aqalka Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya...

Maxaa ka jira in la xaliyey khilaafkii Farmaajo iyo Rooble?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo la hadlay ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Nairobi ayaa meesha ka saaray in khilaaf uu kala...

Qodobada ugu adag ee habraaca doorashada Aqalka Sare ee Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Dhowr...

Farmaajo oo Talefoon Deg Deg ah u diray amiirka Qatar iyo arrin cusub oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin...

Idaacad baahisay Nashiiddo oo wajahaysa cunnaqabatayn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Idaacad ay leeyihiin Muslimiinta Pakistan ee deggan magaalada Sheffield ee Britain ayaa wajahaysa tallaabooyin cunnaqabateyn ah ka dib markii uu baahiyay Nashiiddo ay ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan