30.8 C
Mogadishu

Wararka

Akhriso:- Qodobada La isku afgartay ee heshiiska Farmaajo iyo Rooble. 

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan in heshiis hordhac ah ay gaareen. Dedaaladii...

War cusub oo laga helay dagaalkii Maanta ka dhacay Degmada KAARAN

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciise Maxamuud Xasan oo ah Guddoomiyaha Maamulka degmada kaaraan ayaa tilmaamay in askar ka amar qaata Korneyl Saneey Cabdulle oo ah Taliyaha Guutada Afaraad...

Muxuu Yahay Qorshaha Halista Ah Ee Loo Diyaariyay Dadka Horkacaya Banaanbaxyada Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Nabad sugid Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa bilaabay qorshe cusub oo lagu beegsanayo shaqsiyaadka mucaaradka u adeegaya ee ku sugan magaalada Muqdisho,...

Dhul-gariir Xoog Leh Oo Ku Dhuftay Dalka Croatia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhul gariirka oo uu lixaadkiisu la ekaa 6.4 cabbirka dhul-gariirrada ayaa laga dareemay dhowr waddan oo deris la ah Croatia, waana marki labaad oo...

Maxaadan ogeyn oo saaka kasocda Degmada Guriceel?

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka degan kadib maalmihii la soo dhaafay oo ay ku dagaalamayeen Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac...

Wasiirka gaashaandhigga oo amray in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo Taliyaha Ciidanka Badda.

MUQDDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka gaashaandhigga soomaaliya ayaa ku amaray taliyaha ciidanka xooga dalka inuu baaris ku sameeyo eedeentii uu usoo  jeediyay Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed...

Xildhibaano ku dhaawacmay weerar caawa ka dhacay Jowhar.

JOWHAR-AYAAMAHA-Weerar bambaano ayaa caawa lagu qaaday guri ay deganaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ku yaalla Xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar . llaa saddex...

Doorashada 6 kamid kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashada labaad ee Hir-Shabeelle ku...

Midowga Murashaixinta oo markale soo badhigay dalab cusub kadib xilka qaadistii…

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga murshaxiiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ay soo saareen uga hadleen xaalada doorashada,go’aankii R/wasaaraha ka qaatay guddiga xalinta khilaafaadka ee la kala diray...

DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo Farmaajo ugu baaqay inuu isaga baxo Villa Somalia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaraaha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa farrin adag u diray Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isagoo ugu baaqay in Madaxtooyada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan