28.3 C
Mogadishu

Wararka

Waa Sidee Saaka Xaalada Magaalada Muqdisho Kadib Banaanbaxyadii Shalay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah waxaa saaka degan xaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii xalay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata Saaka Majiro ruux banaanbaxaya,...

Muxuu yahay Sarkaalka “Camerada” iska qariyey xili shir Amni socday.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Xagar (Daba geed)  ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Hirshabeelle oo ka dhacay Beledweyne. Madaxweyne Kuxigeenka ayaa warbixin...

XOG:- Farmaajo oo iska leexiyey “qorshihii Afgembiga” dushana u saaray Taliye ciidan!.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu iska leexiyey qorshihii afgembiga dhicisoobey ee maanta ka dhacay Villa Somalia, isagoo dusha...

XASAAS:- Al-Qaacida oo si toos ah u soo faragelisay dacwadda Kursiga Fahad Yaasiin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliye ku xigeynkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, General Cabdalla Cabdalla, oo ka mid ah shaqsiyaadka sida weyn ugu dhuun duleela isku...

Xafiis ku yaalo Muqdisho oo la sheegay in laga soo abaabulay qaraxii Macalimuu.

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa waxa sheegay in ay shaki ka qaadeen sababta saaxiibada Ra’iisul Wasaare Rooble loo...

Farmaajo iyo Rooble oo ku heshiiyey in xilka laga tuuro Cumar Filish balse waa...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudduumiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Caasimadda, Cumar Maxamed Maxamuud, ‘Finish’ ayaa shalay ka badbaaday xil ka qaadis, kadib markii ay ku hagoogteen siyaasiyiin, madaxweyne...

Maxaa Caawa ka socda Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble iyo wararkii u dambeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo xoog leh oo kusaabsan isbadelo ka dhacay xafiiskaasi. Isku shaandheyn...

DEG DEG:- Abaabul Xoogan oo caawa ka socoda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho wxaaa caawa ka socoda olole la doonayo in dib loo dhigo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Labada Aqal, kaas oo abaabulkiisa ay wadaan Madaxweynayaal...

Wasiirka Howlaha guud JFS Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa shirka todobaadlaha la yeeshay Madaxda...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Xil Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehlinayo Wasiir kuxigeen Wasaaradda Mudane Cabdinaasir Xuseen Geedi ayaa shir gudoomiyey shirka...

Maxay Yihiin Saddexda Arrimood Ee Laf Dhuun Gashay Ku Noqotay Maxamed Bin Salmaan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmo adag ayay u tahay hoggaanka Sacuudiga gaar ahaanna dhaxalsugaha awoodda leh ee Maxamed bin Salmaan, oo loo yaqaanno MBS. Gudaha dalkiisa caan ayuu ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan