29.9 C
Mogadishu

Wararka

Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalintii Talaadada, taliska militariga Ruushka ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa madaxweyne Vladamir Putin ku daah furay diyaarad cusub oo nooceedu yahay Sukhoi,...

Madaxweynaha Jubbaland oo laga dalbaday in uu shaaciyo liiska Musharixiinta Aqalka Sare

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan inuu guddiga usoo...

XOG:-Maxaad ka ogtahay qorshaha Villa Somalia kadib xilka qaadistii Cabdullaahi Kullane?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha XFS oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay'adda...

DEG DEG: Rooble oo xilalkii ka qaaday madax sare oo ka kala tirsan NISA...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad-sugidda ee groonka Aadan Cadde. Afhayeenka xukuumadda...

NISA oo burburisay amarkii RW Rooble iyo dad ka dhoofi rabay garoonka Aadan Cadde...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyahii hore ee gobolka Gedo, Cusmaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa sheegay in hay’adda nabad sugida ka hor-istaagtay in uu ka dhoofo garoonka Aadan Cadde...

Cudur kale oo laga cabsi qaba oo ku faafaya Maraykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dad ka badan 200 oo ruux ayaa laga raadinayaa 27 gobol oo ka tirsan Mareykanka kaddib markii la tuhmay in ay qabaan fayraska dhifka...

Galmudug Oo War Kasoo Saartay Natiijadii Imtixaankii Dugsiyada Sare Ee La Shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa war kasoo saaray Natiijadii imtixaanka dugsiga sare e Sanadkaaan Dowladdu qaadday, kaasi oo shalay la...

Dowladaha Soomaaliya Iyo Ireland Oo Ka Wada Hadlay Amniga Iyo Wax Wadaagga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda...

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay carqaladeyneyso doorashooyinka Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerari doonaan ergooyinka soo xulaya xildhibaannada doorashada baarlamanka ee bilaabaneysa todobaadka soo socda. Kooxda xagjirka ah...

Madaxweynaha dalka Madagascar oo isku day dil ka badbaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Madagascar ayaa shaacisay in ay ka hortagtay isku day la doonayay in lagu dilo madaxweynaha dalkaas, Andry Rajoelina. Xafiiska dacwad oogaha guud ayaa sheegay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan