30.9 C
Mogadishu

Wararka

Cudur kale oo laga cabsi qaba oo ku faafaya Maraykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dad ka badan 200 oo ruux ayaa laga raadinayaa 27 gobol oo ka tirsan Mareykanka kaddib markii la tuhmay in ay qabaan fayraska dhifka...

Galmudug Oo War Kasoo Saartay Natiijadii Imtixaankii Dugsiyada Sare Ee La Shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa war kasoo saaray Natiijadii imtixaanka dugsiga sare e Sanadkaaan Dowladdu qaadday, kaasi oo shalay la...

Dowladaha Soomaaliya Iyo Ireland Oo Ka Wada Hadlay Amniga Iyo Wax Wadaagga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda...

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay carqaladeyneyso doorashooyinka Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerari doonaan ergooyinka soo xulaya xildhibaannada doorashada baarlamanka ee bilaabaneysa todobaadka soo socda. Kooxda xagjirka ah...

Madaxweynaha dalka Madagascar oo isku day dil ka badbaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Madagascar ayaa shaacisay in ay ka hortagtay isku day la doonayay in lagu dilo madaxweynaha dalkaas, Andry Rajoelina. Xafiiska dacwad oogaha guud ayaa sheegay...

Cali Guudlaawe oo shaaciyay dhibaato kajirto degmada Cadale

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in degmada Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ay wajaheyso caqabado farabadan, isla markaana...

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada sare ee...

Maxay tahay u jeedka safarka Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ee Degmada Warsheekh?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa waxaa ay Maanta gaareen degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynayaal hore oo ka...

Waa Kuma Jenaraalka Loo Dhiibay Hogaaminta Ciidamada Amxaarada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sareeye Guuto Tefera Mamo ayaa loo magacaabay abaanduulaha ciidamada gaarka ah ee deegaanka Amxaarada. Xilkan ayaa waxaa maalmo ka hor u magacaabay madaxwayanaha gobolka...

Wasiirka Difaaca Iyo Arimaha Dibadda Ireland Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Arimaha Dibadda Ireland, Simon Coveney ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soodhaweyay garoonka diyaaradaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan