Tarsan Oo Ka Hadlay Safaaradda Somalia Ee Kenya Oo Dib Loo Furay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Soomaaliya ee ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa rasmi ah dib loogu furay, xili ay xirneyd muddo ku dhow lix...
Gudigga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Doortay Guddoomiye Cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo maanta yeeshay kulan rasmi ah ayaa waxay doorteen gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga.
Guddiga ayaa waxay guddoomiye u...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Maqaayad ku taalla isgoyska Jubba ee u dhaxeeya degmooyinka Boondheere iyo Shangaani.
Ruuxa la sheegay in...
Wax Ka Ogow Qorshaha Cusub ee Saciid Deni iyo Safarkiisa Kismaayo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah u ah Maamul Goboleedka Jubbaland.
Madaxweynaha...
Mareykanka oo farriin u diray Madaxda maamul goboleedyada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinke ayaa u soo jeediyay Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada inay sida ugu dhaqsiyaha badan una macquulsan u...
Nin lagu qasbay inuu garab seexdo meydka xaaskiisa oo magdhaw helay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin Kenyan ah oo bishii May ee sanadkii tagey lagu qasbay inuu habeen la seexdo xarun booliis naxashka meydka xaaskiisa, ayaa magdhaw ahaan loo...
Xoghayihii Hore Ee Gaashaandhigga Mareykanka Oo Geeriyooday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayihii hore ee Gaashaandhiggga Mareykanka Donald Rumsfeld ayaa ku geeriyooday magaalada Taos ee gobolka New Mexico, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay qoyskiisa...
Rooble oo oo Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada xoriyadda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada ka soo wareegtay Xorriyadda dalkeenna ee 1da...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabada calansaarka maalinta xoriyadda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku...
Mid kamid ah raggii shalay dhac u geystay Carwo KAAH oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa goordhow warbaahinta usoo bandhigay rag ku eedeysan in ay dhac ka geesteen goobo ganacsi iyo xaafado ku yaala Muqdisho.
Afhayeenka...




















