29.7 C
Mogadishu

Wararka

Afhayeenka XFS Farxaan Jimcaale oo Feer lala dhacay iyo dagaal gacan ka hadal oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo gudaha hoteelka Decale ee garoonka Aadan Cade ayaa waxa uu sheegayaa inuu hakad galay shirka u socday madaxda dowladda iyo madaxdii...

Hal qodob oo si weyn ay u diidan yihiin siyaasiyiinta shirka ugu socda Decale

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qodobada miiska saaran ee ay ka wada hadlayaan siyaasiyiinta waxaa ka mid ah arrimaha muddo kororsiga dowlad goboleedyada iyo wax ka bedelka muddo xileedka...

Maxay tahay qorshaha qorsoon ee Xasan Sheekh ka doonaya madaxda uu la shirayo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalintii labaad galay shir seddex maalmood soconaya oo shalay soo billowday kaas oo u dhexeeya madaxweynaha xilka haya iyo madaxdii hore. Madaxda shirkan...

XOG:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo galay xaalad jah-wareer xili uu baajiyey kulanka berri ee...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BFS ayaa loo diray farrin ah in berito oo Khamiis ah taariikhduna tahay Luulyo 13, 2023 uu jira Kulanka...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo loogu baaqay inay Mooshin ka keenaan Xasan Sheekh +sababta.

Gaaraadka guud ee Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa yiri “Baarlamaanka Soomaaliya waa in mooshin ka keenaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, idinka la idin dhaariyay...

Wararkii ugu dambeeyey shirka Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdii hore ee ka socda Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdii hore ee dalka ayaa goordhow ka furmay Muqdisho, waxaana diiradda lagu saarayaa qaar kamid ah qodobadii kasoo...

Wararkii ugu dambeeyey Diyaarad kusoo dhacday garoonka Aadan-Cadde.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaarad ay leedahay shirkada Hala Airlines ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, diyaaradan ayaa waday rakaab ay ka soo qaaday Garowe. Waxaa jira...
XAMZA HOP#203

Yaa kala furfuray Mooshinkii Baarlamaanka ay ka wadeen RW Xamza?

MUQDISHO AYAAMAHA Xogo la helayo ayaa tilmaamaya in madaxtooyada Soomaaliya ay ku qancisay gudoomiyaha golaha shacabka in ilaa iyo arbacada dib loo dhigo fadhiga...

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Gobolka Gedo.

MUQDISHO AYAAMAHA Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaan in degaanka Oodan oo kamid ah tuulooyinka hoos yimaada Dagmadaas...

7 ruux oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Gobolka Hiiraan

MUQDISHO AYAAMAHA Dadka Shacabka ah oo Beeraleey ahaa hadane isku qoys ahaa ayaa la sheegay inay ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay degaanka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan