24.9 C
Mogadishu

Wararka

Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka iyo qodobbo...

Deg-deg; Dhallinyaro kasoo goosatay tababarka Eretrea oo warbaahinta la hadashay

Qaar ka mid ah dhallinyaradii tababarka loogu qaaday dalka Eretrea ayaa soo gaaray Soomaaliya, iyagoo sheegay inay tacaddiyo fara badan kala kulmeen halkaas. Dhallinyaradan oo...

Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga...

Ciidanka badda Maraykanka oo badbaadiyay shaqaale Markab xamuul ahaa

Ciidanka Badda Maraykanka ayaa Arbacadii shalay badbaadiyay 15 shaqaale oo la socday Markabka Falcon Line oo ka diiwaan gashan waddanka Gabon, kaas oo ku...

Xog: Fahad Yaasiin oo Gacanta ku dhigay Guddigii doorashooyinka Hirshabeele

Muqdisho-(Ayaamaha)-Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka socda maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa goordhow la filayaa in la soo saaro. Ilo ku dhow...

Guddoomiye Cumar Filish oo ka qeyb-galay madal caafimaad oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho-(Ayaamaha)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka...

Waalidiin Carruurtooda Ka Maqan Oo Banaanbax Ka Dhigaya Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska km4 ee Magaalada muqdisho waxaa banaanbax ka dhigaya waaldiintan oo isugu jira rag iyo Dumar oo dalbadanayay in Carruurtooda dib loogu soo celiyo Banaanbaxayaasha...

WARBIXIN-“Arrintaan oo kale haddii ey dhacdo waa khiyaano Qaran”

Xiriirka iskaashiga Saddax geesoodka ah ee Somalia, Ethiopia iyo Ertheria "Tripartite agreement" ee la isaga kaashanayo dhinaca Nabadgalyadu waxa uu bilaawday 5 Sept 2018. kii...

Maxaad kala socotaa magaalada ugu nolosha wanaagsan caalamka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa loo aqoonsaday magaalada ugu nolosha wanaagsan caalamka, qiimeynta sanadle ah xilli uu caalamka halakeeyay cudurka safmarka ee...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda

Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Feyruska Karoona

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan