24.8 C
Mogadishu

Wararka

Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga...

Ciidanka badda Maraykanka oo badbaadiyay shaqaale Markab xamuul ahaa

Ciidanka Badda Maraykanka ayaa Arbacadii shalay badbaadiyay 15 shaqaale oo la socday Markabka Falcon Line oo ka diiwaan gashan waddanka Gabon, kaas oo ku...

Xog: Fahad Yaasiin oo Gacanta ku dhigay Guddigii doorashooyinka Hirshabeele

Muqdisho-(Ayaamaha)-Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka socda maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa goordhow la filayaa in la soo saaro. Ilo ku dhow...

Guddoomiye Cumar Filish oo ka qeyb-galay madal caafimaad oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho-(Ayaamaha)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka...

Waalidiin Carruurtooda Ka Maqan Oo Banaanbax Ka Dhigaya Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska km4 ee Magaalada muqdisho waxaa banaanbax ka dhigaya waaldiintan oo isugu jira rag iyo Dumar oo dalbadanayay in Carruurtooda dib loogu soo celiyo Banaanbaxayaasha...

WARBIXIN-“Arrintaan oo kale haddii ey dhacdo waa khiyaano Qaran”

Xiriirka iskaashiga Saddax geesoodka ah ee Somalia, Ethiopia iyo Ertheria "Tripartite agreement" ee la isaga kaashanayo dhinaca Nabadgalyadu waxa uu bilaawday 5 Sept 2018. kii...

Maxaad kala socotaa magaalada ugu nolosha wanaagsan caalamka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa loo aqoonsaday magaalada ugu nolosha wanaagsan caalamka, qiimeynta sanadle ah xilli uu caalamka halakeeyay cudurka safmarka ee...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda

Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Feyruska Karoona

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...

Joe Biden Oo Laalay Sharci Uu Horay U Ansixiyay Madaxweynihii Ka Horreeyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo Mareykanka ka mamnuucayay baraha...

Xasan sheekh oo sheegay in Dhalinyaradii loo qaaday Ereteriya la iibsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo hadlayay “kulan mahad celin ahaa oo isaga loogu mahad celinayay doorkii uu kulahaa dedaalkii uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan