Guddoomiye ku Xigeenka Maaliyadda Oo Maalintii Seddexaad U Xiray Buundo Muhiim Ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maadey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...
Maxaa looga hadlay kulankii Midowga Musharixiinta ee Xalay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid kamid ah Hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay hoggaanka ugu sareeya Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha.
Kulanka oo casha...
Somaliland oo weli ka socota Tirinta codadka doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli degaannada Soomaliland ka socda tirinta Codadka doorashadii Golaha Wakiilada iyo degaanka ee ka dhacday Maalin ka hor degaannada Maamulkaas, taas oo ay...
Qaramada Midoobay oo ka dareyrisay xaalada nololeed ee gobolka Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ayaa sheegtay in in ka badan boqolkiiba sagashan ee dadka ku nool gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya ay...
Xukuumadda oo ka jawaabatay Liiskii ay soo gudbiyeen mucaaradka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble xilsaaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay...
Muxuu yahay codka sirta ah ee “laga duubay Abiy Axmed”?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay cod uu muuqday in laga soo duubay Abiy Axmed oo sheegayay in geeri uu ka xigo in...
Madaxweynaha Jubbaland oo soo Magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal,...
Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka Dhacay Beledweyne Oo Xal Laga Gaaray.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdigii Dowlada Dhexe iyo Maamulka Hirshabeelle ee Maalmahan Baladweyne u Joogay Xalinta Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Baladweyne ayaa Maanta Si...
DEGDEG: Maydka gabar yar oo laga helay Degmada Dharkenlay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas laga helay Meydka gabar yar oo si fool xun loo dilay.
Wararku...
Maxay tahay sababta uu RW Rooble u diiday casumaaddii Uhuru Kenyatta
Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiday casuumaad uu u fidiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa...




















