Haweeney dhashay 10 cunug oo mataane ah oo jebisay rikoorkii horey ugu yaallay caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegayaa in ay dhashay 10 canug oo mataane ah, taas waxay ka dhigeysaa in ay jebisay...
Dagaal ka dhacay Jaziira iyo maamulka gobolka Banaadir oo gaaray (Sawirro)
Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeesan ayaa ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho.
Iska hor imaadka ka...
Wada hadalladii laga dhex waday Beelihii ku dagaallamay galbeedka Baladweyne oo lasoo gabagabeeyay +Sawirro
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdigii Dowlada dhexe iyo maamulka Hirshabeelle ee muddooyinkii u danbeeyay Baladweyne u Joogay xallinta dagaal Beeleedyo kadhacay duleedka Waqooyi ee Magaalada Baladweyne oo Maanta...
Wada hadalladii laga dhex waday Beelihii ku dagaallamay galbeedka Baladweyne oo lasoo gabagabeeyay +Sawirro
Wafdigii Dowlada dhexe iyo maamulka Hirshabeelle ee muddooyinkii u danbeeyay Baladweyne u Joogay xallinta dagaal Beeleedyo kadhacay duleedka Waqooyi ee Magaalada Baladweyne oo Maanta...
Xog; Waa maxay ujeeddada ka dambeysa safarka Rooble ee Jubbaland?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socdo safar ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.
Safarka Ra’iisul...
Maxay Jubbaland ka tiri Askartii Soomaaliyeed ee la geeyay gobolka Tigree
Wasiirka qorsheynta dowlad goboleedka ee Jubbaland Mudane Mursal Khaliif oo ka qeyb-galay dood gaar ah ayaa ka hadlay arrimaha ciidamada Soomaaliyeed ee la sheegay...
Dowladda Turkiga oo aqoonsatay 41 Jaamacadood oo ku yaalla Soomaaliya (Aqriso magacyadooda)
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday liiska illaa 41 jaamacadood oo ku yaalla gudaha Soomaaliya, kuwaas oo helay aqoonsiga dalkaasi, sida lagu sheegay warbixin...
Al-Shabaab oo la wareegtay Deynuunay iyo isgaarsiinta oo la jaray
Dagaal saacado badan qaatay ayaa ciidamada Itoobiya ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo Al-Shabaab...
Puntland Oo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso U Fasaxday Duulimaadyada Caalamiga Ah
BOOSAASO-AYAAMAHA-Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ay kusoo kordhisay duulimaad caalami ah oo halkaas...
Dowlad laga dalbadey inay mamnuucdo nigiska lasoo isticmaaley ee la keeno dalkaas.
Hey’ad aan dawli aheyn oo ka shaqeysa dalka Zambia, ayaa dalbatey in la joojiyo iibinta nigiska lasoo isticmaaley ee laga keeno dibadda.
Nelson Banda, oo...




















