RW Rooble oo digniin siiyay Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda (Halkan ka aqriso)
Warqad kasoo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu faray golaha Wasiirada iyo hay’adaha kale ee dowladda in aysan gaari...
Muxuu Yahay Amarka Cusub Ee Ra’iisul Wasaare Rooble Duldhigay Golihiisa Wasiiradda?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda dhammaan Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee...
Taliska Boliiska Soomaaliyeed oo sheegay inay u diyaargaroobeen sugidda amaanka doorashooyinka
Taliyaha Ciidanka boliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka dhacaya dalka.
Taliyaha oo...
Deni & Axmed Madoobe oo dib ugu laabanaya degaanadooda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ee Saciid Cabdullaahi Deni & Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa la filayaa inay Maanta dib ugu laabtaan magaalooynka...
Shacabka Somaliland Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Doorashada
HARGEYSA-AYAAMAHA-Maamulka Somaliland ayaa saaka ka billaabatay doorashadda Xildhibaanada baarlamaanka dhexe iyo Golayaasha Degmooyinka.
Dhammaan goobaha cod-bixinta ayaa furmay saacadihii loo qorsheeyey kormeerayaal ayaa jooga dhammaan...
XOG Laga Helay “Liis” Midowga Musharaxiinta Ay U Gudbiyeen Ra’iisul Wasaare Rooble.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ra’iisul wasaare Rooble ay u gudbiyaan liis ay ku qoran yihiin magacyada 20 qof oo xubno...
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa ay weli Gobolka Shabeellaha Dhexe kawadaan howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidanka Xoogga...
Madaxweyne Farmaajo oo qaaday tallaabo keeni karta isku dhac isaga Rooble.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoos oo laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxwayne Farmaajo uu Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Dubbe ku amray in is bedel degdeg ah...
Ra’iisul Wasaaraha UK oo guursaday gabadh u dooneyd
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa guursaday gabar u dooneyd oo la yiraahdo Carrie Symonds kadib xaflad aroos ah oo si qarsoodi ah loo...
Wasaaradda Ganacsiga Oo Soo Bandhigtay Qorshe Cusub Ee Hormarinta Ganacsiga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii maanta ee Wasaaradda oo uu shir-guddoominayey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa si weyn loogu falan-qeeyey Habka Onlaynka...




















