24.1 C
Mogadishu

Wararka

Xoogaga Al-Shabab oo Xalay Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud.

BaledweyneAyaanaha: Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud. Dadka Deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu mudo saacado ah...

Taliska Booliska Magaalada Boosaaso oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Shacabka Dhici Jiray.

BaledweyneAyaamaha: Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa xilliyadi habeenkiika dhaca in dhalinyaro hubeysan ay dhac u geystaan dadka shacabka ah. Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka...

Mustaf Cagjar oo Sheegay in Dowlada Itoobiya Aysan Faragalin Ku Heynin Soomaaliya.

Muqdisho Ayaamaha: Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay farglinta dowladda Itoobiya ee Soomaaliya iyo sida uu isbadalka maamul ee Itoobiya uu...

Wakiilka QM Ee Soomaaliya Oo La Wareegey Doorkii Dhexdhexaadinta Mucaaradka iyo Dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya James Swan uu qaatay doorka dhex dhexaadinta hogaamiyaasha Soomaalida ee isku fahmi...

Akhriso Nuxurka Waxyaabihii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland.

Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Madaxweynaha...

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Gadood Kasameeyay Degmada Galinsoor.

Muqdisho Ayaamaha: Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo markale gadooday ayaa isbaaro dhigtay Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud halkaa oo ay maanta  ku qaadayaan lacago ay...

Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya oo Maanta Baaqaday.

Muqdisho Ayaamaha: Waxaa Maanta oo Khamiis ah baaqay shirka Golaha Wasiirradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la filayay in wasiirada la horgeeyo ilaa 15 safiir...

James Swan Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Madaxweynaha K/Galbeed

BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha  Soomaaliya Amb, James Swan, iyada oo...

Fanaanka Bobi Wine iyo Yoweri Museveni Oo Maanta Ku Tartamaya Xukunka Uganda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Robert Kyagulanyi, oo caan ku ah magaca Bobi Wine, ayaa sheegay inuu matalaya dhallinyarada dalka, halka Yoweri Museveni, oo 76 sano jir ah, uu...

Trump oo Wajahaya Cadaadis Xoogan iyo Congresska Mareykanka oo Soo Jeediyay in Xilka Laga...

Aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa markale soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump kadib markii ay u codeyeen inta badan. Afhayeenka Kongreska,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan