24.9 C
Mogadishu

Wararka

Mareykanka oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray ee weli saameynteeda ay taagan tahay. Xayiraaddan...

Ciidamo iyo gawaari dagaal oo farabadan oo caawa lagu Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo iyo gawaarida dagaalka ee Gorgor ayaa caawa lagu arkayaa Isgooysyada Soobe iyo korontada ee magaaladda Muqdisho. Ciidaman oo wata gawaarida dagal ee Beebaha iyo...

Muxuu Yahay Qodobka Ugu Adag Ee Shirka Madaxda Federaalka iyo Maamuladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka oo looga hadlayo dhameystirka heshiiskii 17-kii September ayaa Maanta waxaa ay Madaxda uga doodeen qodobada u baahan in xal laga gaaro ee khilaafka...

Xukuumadda Soomaaliya Oo Diyaarisay Qorshaha Sugida Amniga Doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in dowladda Federaalka diyaarisay qorshaha lagu sugayo amniga doorashada dalka ka dhaceysa oo...

Dad ka qaxaya fulkaane ka qarxay Koongo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa bilowday qorshe dadka lagaga daad guraynayo magaalada bariga dalkaas ku taal ee Goma oo fulkaani weyni ka...

Qaar kamid ah Madaxda dowlad Goboleedyada Oo Xalay La Kulmay Midowga Musharixiinta oo kulmay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay waxaa Magaalada Muqdsho kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle Iyo Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah Midowga Musharixiinta oo uu horkacayay Madaxweynihii hore ee...

Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay weerarkii lagu qaaday Hay’adda Bisha Cas ee Qatar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa is kulul uga hadashay weerar duqeyn oo Ciidamada Israa’iil la bartilmaameedsadeen Xarunta hay’adda Bisha Cas ee Qatar ee marinka Gaza...

Ganacsade Soomaali ah oo muddo la la’aa oo meydkiisii la helay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13 bishan, ayaa xaqiijiyey in maydkiisii laga helay meel duur ah oo ku taal...

XOG Cusub oo laga helay Shirkii wadatashiga doorashooyinka ee Maanta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magalada Muqdisho waxaa maalintii koowaad lagu soo geba-gabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa sheegay in been...

Safiirka Shiinaha ee waqtigiisa shaqo ay dhammaatay oo laga sagootiyay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Sabti ah, xarunteeda Caasimadda Muqdisho, lagu qabatay xaflad lagu sagootinayay Qin Jian, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan