Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Heshiiska Sacuudiga & Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay heshiiska horudhaca ah oo khilaafkii ka dhex-jiray ay ka gaareen dowladaha Sacuudiga iyo Qatar, kaas oo...
Dowladda Somalia iyo Shirkadaha Coastline iyo Liberty Oo Kala Saxiixday Heeshiis Shidaal Soo Raaris...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho waxaa lagu saxiixay heshiis shidaal qodis ah oo ay kala saxiixdeen dowladda somalia iyo Shirkadaha Coastline iyo Liberty, kuwaas...
Dal Dadka Dhinta Ay Ka Badan Yihiin Carruurta Dhalata.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kuuriyada Koonfureed ayaa sanadkii 2020 markii ugu horreysay taarriikhda dalkaas diwaan gelisay dhimasho ka badan carruurtii dhalatay, tan oo walaac ka abuurtay dalkaas oo...
Sheekh Rusheeye Oo Laga Joojiyey Howl Quraan Saar Uu Ka Billaabi Lahaa Gaalkacyo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa waxaa lagu sheegay in Sheekh Rusheeye uu joojiyo howlo Qur’aan saar ah uu doonayo...
Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Diray Askari Dil Geystay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku diray Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo sanadkii tegay ee 2020...
XOG Dheeraad Ah Oo Laga Helay Kulan Dhexmaray Farmaajo iyo Lafta Gareen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankan ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan caqabadaha arrimaha doorashada ka taagan iyo sidii looga gudbi lahaa..
Ilo ku dhow dhow...
Xasan Sheekh Oo Markale Eedeyn Kulul U Jeediyay Madaxda Dowladda
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda hadda jirta ay ku fashilantay dhanka sugida Amniga dalka Afartii sano ee la...
Maxay Ka wadahadleen Qoor Qoor iyo Kheyre?
GAROWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal waxaa weli ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin, Xubnaha mucaaradka & Muxafidka isugu jira ee ku...
Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Afgooye iyo Dagaal Ka Socda Degmada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa u dhexeeya dagaalamayaasha Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana dagaalku uu ka socdaa degaanka mukayga oo ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...
Wararkii U Dambeeyey Qaraxyo Is Xig-Xigay Oo Ka Dhacay Degmada Bal-Cad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka helayno degmada Bal-cad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in goordhaweyd degmadaasi ay ka dhaceen Qaraxyo khasaaro dhimasho iyo dhaawac...