28.4 C
Mogadishu

Wararka

Goormaa ayay ahayd markii ugu horeysay ee qof fariin qoraaleed loogu diro telefoonka gacanta?

­­­­MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah hababka ugu dhaqsaha badan ee isgaarsiineed waqtigeenna, waa fariimaha gaaban ee qoraalka ah ee ay dadka isugu diraan telefoonadooda gacanta. Balse...

Muxuu ku saabsan yahay safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta kusoo wajaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta...

Xasan Sheekh oo markii ugu horreysay faah faahiyay sababta uu Muqtaar Rooboow ugu soo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay sababta uu dowladdiisa ugu soo daray in uu kamid noqdo...

Ra’iisul wasaaraha Finland oo sheegtay in Yurub aanay badbaadi Karin Mareykanka la’aantiis

Ra’iisul wasaaraha Finland, Sanna Marin, ayaa sheegtay in Yurub aysan ku filneyn inay ka hortagto duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine, iyadoo aan taageero ka...

Maxaa looga hadlayaa kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa oo ku...

Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday $26 milyan oo dollar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay...

Guddoomiye Sacdiyo oo la kulmeysa cabsi iyo hanjabaad kadib hadalkeedii Jinsiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Matar ayaa sheegtay in ay heshay farriimo hanjabaado dil ah kadib hadalkii muranka dhaliyaya ee ku sabsanaa...

Wararkii ugu dambeeyey ciidamada dowladda oo isaga baxay degaanka Goofgaduud

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saakay isaga baxay degaanka Goofgaduud Buureey ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed. Wararka ayaa waxaa...

Carro ka dhalatay gunno laga jaray Ilaalada iyo darawalada Xildhibaannada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay in ku dhow 100 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshin ay ku dalbanayaan in la kordhiyo Mushaaraadka Xildhibaannadda, waxaana caarro ka dhalatay gunnada laga jaray...

Madaxtooyada Soomaaliya oo la qorsheynayo in si casri ah loo dhiso.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan