26 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii ugu dambeeyey Nabadoon lagu dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHOAYAAMAHAWaaxda Horseed ee degmada Xamar-jajab  ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa lagu dilay  Nabaddoon Faqay Cabdulle Mayoow, Kooxo ku hubeysan oo Bustoolado ayaa dilka ka...

Maxaad ka ogtahay sababta xilka looga qaaday taliyihii kumaandooska Danab?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Militariga Soomaaliya Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa xilkii ka qaaday taliyahii ciidanka kumaandooska Danab ee xoogga dalka islamarkana loo magacaabay taliye cusub oo lagu...

Maxaa ka jira in Khaliil Bashiir uu ‘gabar darteeda’ u waashay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Khaliil Bashiir Maxamud oo kunool dalka Maraykanka ayaa sacadihiisa la soo dhaafay waxaa uu qabsaday baraha bulshada, isagoo qaadaya...

Laamaha Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

BOOSAASO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo ku guulaystay soo qabashada Gacanku dhiigle Cabdifitaax Cali Warsame raadin iyo baaritaan farbadan dadaal dheer kadib, sida lagu...

Duqa Muqdisho oo soo saaray Baaq la xiriira dhismaha waddooyinka Burbursan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Waddada 21 Oktoobar...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Madaxdii ka qayb gashay Shirkii Wadatashiga ee lagu qabtay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee...

Putin oo Digniin kasoo saaray taageerada Reer Galbeedka ee Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin  ayaa sheegay in taangiyada ajnabiga ah ee reer galbeedka ay bartilmaameed mudnaanta leh ku yihiin ciidamada Ruushka ee ku sugan...

DOWLADA KENYA OO CIIDAMO KEENTAY XADKA AY LAWADAAGTO SOMALIA

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya, kadib markii ay kordheen weerarada ay halkaasi ka...

DEG DEG:- Qarax ismiidaamin ah goordhow ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax Ismiidaaminta ah ayaa ka dhacay Xaafad u dhaw Wasaaradda Gaashaandhigga, gaar ahaan aagga Guryaha Saraakiisha ay degan yihiin ee degmada Hodan. Wararku waxaa ay...

Tirada dadka ku dhintay Dibadbaxyadii ka dhacay Wadanka Kenya oo sii korortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tirada dadka ku dhintay dalka Kenya Arbacadii dibad-baxyo looga soo horjeeday qiimaha maciishadda ayaa kor u kacday iyadoo markii hore ahayd lix qof waxayna...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan