Ra’isul Wasaare Rooble oo goordhaw soo saaray war culus oo ku saabsan doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw go’aan culus ka qaatay doorashada Banaadirga oo lagu eedeeyay.
Hoos ka akhriso:
Waxaa cabasho iga soo gaartay qaar...
XASAASI:- Fahad Yaasiin oo maanta tagaya Magaalada Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ahna La-taliyaha amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaajir Daahir ayaa Maanta oo sabti ah ku...
Hay’adda IMF Oo Ku Hanjabtay Inay Joojineyso Bixinta Mushaaraadka Ciidamada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa shaaca ka qaaday in haddii dib u dhac kale uu ku yimaado doorashada ka socota dalka Soomaaliya ay...
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga oo shaaciyay Odayaasha soo xulaya ergada Shanta kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga.
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo...
Diyaaraddo Sidday Ciidamo Farabadan Iyo Ergo Oo Maanta Ka Degay Garoonka Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa duhurnimadii Maanta ka degay diyaarado sidday Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Federaalka.
Ilo-wareedyo lagu...
XOG dheeraad ah oo laga helay kulan Taliye Odawaa la qaatay safiirka Mareykanka iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa booqasho ku tagay...
Dowladda Soomaaliya oo codsi la xiriira Abaaraha u dirtay Shiinaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao.
Kulanka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Galmudug Oo Soo Saartay Liiska Kuraasta Taalla Gaalkacyo
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo oo ah Goobta degaan doorashada...
AMISOM oo ka hadashay weeraradii Al shabaab ay ka fuliyeen Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa si kulul u cambaareeyay weeraro xiriir ah oo Al-Shabaab habeen ka hor ka fuliyeen magaalada Muqdisho.
Weerarada ayaa...
Jadwalka doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga maamulka doorashooyinka banaadiriga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada dhamaan kuraasta Golaha Shacabka ee doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Muqdisho, kuwaas oo la ogeeysiiyay musharrixiinta kuraastaas...




















