24 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wararkii ugu dambeeyey Gabar Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Malaysia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta qaar ee Malaysia ayaa qortay in haweeney Soomaaliyeed la dilay kadib gacan ka hadal dhexmaray labo shaqaale ajnabi ah oo ka shaqeynayey maqaayad...

Farmaajo oo qorshe cusub udejiyey kuraasta taalla Garbahaareey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa umuuqday mid dejinaya istaraatiijiyad cusub uu ugu talo galay arimaha doorashada golaha shacabka gaar ahaan kuraas gaar ah uu ku...

Maamulka Garbaharrey oo ka jawaabay hadalkii kasoo baxay Wasiirada Jubbaland

KISMAAYO-AYAAMAHA-Maamulka Garbaharrey ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeerey Maamulka kismayo ee ahaa in Magaalada Garbahaarey aan doorasho lagu qaban karin. War-saxafadeed ka soo baxay Maamulka...

Cali Yare oo shaaciyey qofka ka dambeeyey inuu baaqdo safarkiisii Guriceel.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Cali Yare Cali oo shaaciyey in Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor uu ka dambeeyey safarkiisa ku sii...

Cabdullaahi Faarax Wehliye oo Xildhibaan loo doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee doorashada...

Ukraine oo codsi aan laga fileyn u dirtay Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ukraine ayaa codsatay inay kulan la yeelato Ruushka iyo dalal kale oo ka tirsan guddiga ammanka Yurub, si looga xaajoodo xiisadda sii xoogeysanaysa ee...

Taliska Booliska oo shaaciyay sababta Guddoomiye Muudeey looga celiyey Garoonka Diyaaradaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Booliska Soomaaliya ayaa caddeeyay sababtii Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamaanka waqtigu ka dhammaaday Cabdi Wali Sheikh Ibraahim Muuddey looga celiyay Garoonka diyaaradaha...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta k aqabsoontay doorashada afar kursiga oo kmaid ah Golaha Shacabka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleysatay...

Koonfur galbeed oo war kasoo saartay sababta loo hor istaagay C/weli muudeey

BAYDHABO-AYAAMAHA-Maamul gobolleedka Koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay sheegeen in ay mamnuuceen hubka ay wataan murashaxiinta utartameysa xildhibaanimada golaha shacabka. Madaxweyne Lafta gareen ayaa amray wasiirkiisa...

DEG DEG:- C/weli Muudey oo loo diiday inuu ka dhoofa Garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye Kuxigeenkii 1aad C/weli Muudey ayaa loo diiday inuu ka duulo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, isaga oo ku sii jeeday Baraawe, si uu ugu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan