25.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xildhibaan cusub oo kusoo baxay doorasho ka dhacday Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka ee Barlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya. Guddiga dorashada...

Garoowe oo lagu qabtay shir looga hadlayay Amniga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka oo looga hadlayay Amniga Caasimadda Garoowe iyo Xaalufka Dhirta ayaa waxaa Maanta  lagu qaabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Shirka ayaa waxaa ka...

Midowga Afrika oo wakiil usoo magacawday Soomaaliya kadib cayrintii Simon Molunga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha midowga Afrika ayaa Marwo Fiona Lortan u magacaabay inay noqoto ku xigeenka wakiilka midowga Aftika ee Soomaaliya. Haweenaydan ayaa la sheegay in ay si...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

Guddiga Doorashada Gobalada Waqooyi oo shaaciyay 5 kursi oo doorashadooda ay qabanayaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka dadban ee gobolada Waqooyi ee Somalilnd ayaa shaaciyey qabashada doorashada 5 kursi, kuwaas oo kamid noqonay Baaramaanka 11-aad ee Jamhuuridda federalka ah...

Guudlaawe oo ballan qaaday cajiib ah u sameeyey Reer Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe oo ka hadlaayay Munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Beledweyne oo uu Maanta gaaray ayaa waxaa uu sheegay inuu...

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyay degaano katorsan...

Cali Cabdullaahi Cosoble oo qorsho muhiim ah usoo jeediyey Beeshiisa kadib safarkii Guudlaawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore Ee Maamul gobolleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa wareysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Safarka Cali Guudlaawe oo maanta sanad iyo...

Jowhar oo laga billaabay diiwaangelinta musharrixiinta u tartamaya kuraasta Golaha Shacabka.

JOWHAR-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer  Dowlad Goboleedka ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ka bilaabay diiwaangelinta musbarrixiinta ku tartami doona laba kamid ah kuraasta Golaha...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi Balaaran hogaaminayo ayaa Goordhaw Soo Gaaray Magaalada baladweyne, Wafdiga Madaxweynahu Waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay boqolal...

Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Farmaajo Uu Ka Jeediyay Shir-Madexeedka Midowga Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan