Galmudug oo tababar u soo xirtay Ciidamo horleh oo la dagaalama Al-Shabaab.
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, Tababar ugu soo xiray Degmada ciidan Cusub oo ka tirsan Ciidanka...
Generaal Xuud oo ugu dambeyn ogolaaday inuu la heshiiyo Maamulka Hirshabeelle.
MUQDISHO-AYAAMAHA-General Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inu Wada-hadal La galay Dowladda federaalku iyo Maamulka Hir-shabeelle, kadib shir jaraa’id uu...
Baarlamaanka Uk oo ka doodaya Madax bannaanida Somaliland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka UK ayaa Talaadada beri ah lagu wadaa in muddo kooban uu dhegaysto dood ku saabsan madaxbanaannida Somaliland oo uu usoo gudbin doono xildhibaan...
Jubbaland oo shaacisay doorashada 13 kamid Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka SEIT ee Jubaland ayaa shaaciyay 13 kursi oo dhawaan doorashadooda la qabanayo, iyadoo maamul Goboleedyada intooda badan ay shaaciyeen qaar ka mid...
Rooble oo isbitaalka ku Booqday afhayeenka Xukuumadiisa Macallimuu.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saqdii dhexe ee xalay isbitaalka ku booqday dhaawaca Maxamed Ibraahim Macalimuu, Afhayeenka Xukuumadda, oo shalay ku dhaawacmay...
Qaraxyo caawa ka kala dhacay Muqdisho iyo Boosaaso.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya gaar ahaan isgoyska foloransa ee Degmada Warta Nabada ayaa caawa waxaa ka dhacay qarax khasaaro geystay
Qof Shacab ah ayaa...
War cusub oo kusoo kordhay xaalada caafimaad ee Afhyaeenka Xukuumada Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaan goordhow tagay Isbitaalka Digfeer halkaas oo lagu dhabiibayo walaalkey Maxamed Ibraahim Macalimu.
Maxaa Soo Arkay?
Inkasta oo la ii sheegay inuu ku hormaray Emergency qeybta...
Xafiis ku yaalo Muqdisho oo la sheegay in laga soo abaabulay qaraxii Macalimuu.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa waxa sheegay in ay shaki ka qaadeen sababta saaxiibada Ra’iisul Wasaare Rooble loo...
Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay dhaqaalaha doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha Soomaaliya Amb, James Swan.
labada dhinac ayaa ka...
Wararkii ugu dambeeyey xaalada caafimaad ee Afhayeenka Xukuumada oo qarax lala eegtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qofka lagu soo Xiray Walxahaha Qarxa ayaa Isku Qarxiyay Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ahaa Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya ayaa ku Dhaawacmay Qarax Ismiidaamin ah Oo...




















