XOG: Sheekh Shariif oo iska diiday go’aankii Midowga Musharaxiinta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sh Axmed oo safar dibedda ah dalka uga maqan ayey xoguhu sheegayaan in uusan qayb ka ahayn warqadda kasoo...
Ciidamada Amniga Oo La Wareegay Ammaanka Deegaan Ay Ku Dagaalameen Dad Reer Guuraa Ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan ayaa kala dhex galay dad reer guuraa ah oo dagaal culus ku dhex mareen maalmihii la soo dhaafay...
Diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta bilaabaneysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulaya doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah ay billaabaan diiwaangelinta Musharrixiinta Afar kamid...
Muxuu yahay Khilaafka soo kala dhexgalay Wasiirka Cadaaladda & Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka guddiga madaxa bannaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa Dr Xasan Khliif Xasan ayaa bannaanka keenay khilaaf xoogan oo haatan soo kala dhex-galay...
DEG DEG: Midowga Murashaxiinta oo qaaday tallaabo culus kuna dhowaaqay arrimo xasaasi ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in qaban donaan Shirweyne Wadatashi oo ay kasoo qayb geli doonaan dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Waxay sheegeen in...
Muxuu yahay Howlgalka cusub Booliska ee uu horkacayo Farxaan Qaroole?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan maanta muqdisho ku yeesheen saraakiisha amniga booliska gobolka banaadir ayaa looga hadlay sugida nabad gelyada.
Kulankaan uu shir gudoominayey taliyaha Booliska G/banaadir Farxaan Maxamuud...
Dood adag oo ka socota hoolka Baarlamaanka Soomaaliland iyo xaaladda oo cakiran.
Baarlamaanka SomalilandMUQDISHO-AYAAMAHA-Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland ayaa waxaa ay dood ka taagan tahay xeerka furista ururrada siyaasadda oo uu dhawaan madaxweynaha ku...
Wararkii u dambeeyey abaabul dagaal oo aad looga dareemayo Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadihii lasoo dhaafay waxaa sii xoogeysanaya hadal heynta ka dhalatay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo la dareemayo Muqdisho iyo abaabula dagaal oo ka dhan ah...
Maxay tahay talaabada xigta ee Midowga Musharxiinta, hadii Guddiga Doorashooyinka ay diideen dalabkoodii?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya.
Guddoomiye Cirro ayaa...
Dagaal laga cabsi qabo in “Nato iyo Ruushka” ku dhexmaro dalka Ukraine.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadamada hodanka ah ee magacooda loo soo gaabiyo G-7 oo shir uga socdo dalka Ingiriiska ayaa Ruushka uga digay in uu dagaal ku soo...




















