26.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Guddiga Doorashada oo shaaciyey liiska afar kamid ah doorashada Golaha Shacabka

Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay shaaciyeen in Maalinta Berito oo Sabti ah qabanayaan doorashada Afar kamid ah kurasta...
Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika

Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika oo Ka Furmay Magaalada Istanbuul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, isaga oo shirku maanta ku furmay jewi heer...

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed

KISMAAYO-AYAAMAHA-Maaxweynayaasha Maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ee Axmed Maxamed Islaam iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay Warmurtiyeed kasoo saareen kulamadii ay ku...

Kismaayo oo ka billaabaneysa doorashada golaha shacabka iyo Guddiga Doorashooy oo gaarayinka

KISMAAYO-AYAAMAHA-Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF), oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku- xigeenka GHDHF Abukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxana halkaasi...

U jeedka safarka Madaxweyne Farmaajo ee Turkiga iyo shakiga ku gadaaman.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim...

Xisbiga Himilo Qaran oo beeniyey warar laga faafiyey iyo qorshe cusub oo ay wadaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xisbiga Mucaaradka ee Himilo Qaran, isla-markaana uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caddeeyey mowqifkiisa siyaasadeed ee ku aadan xaaladda...

Nabadoonka Beesha Waceysle oo in aysan marnaba aqbali doonin go’aankii guddiga khilaafaadka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nabadoon Cali Xasan Cali (Jeesto) oo ah saxiixaha rasmiga ah ee kursiga HOP#067 ayaa jawaab culus ka bixiyey go’aankii ay shalay soo saareen guddiga...

DEG DEG:-Rooble oo qorsheynaya inuu kala diro ‘guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka’.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog gaar ah oo ay heshay AYAAMAHA ayaa sheegaysa in Ra’isul Wasaare Rooble uu qorsheynayo inuu kala diro guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka maadama ay sameeyeen...

Wararkii u dambeeyey dad Gaajo & Haraad ugu geeriyooday Galmudug.

Wararka naga soo gaaraya deegaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa uu sheegayaa in ugu yaraan lix qof ay abaar darteed ugu dhinteen. Abaartani ayaa...

Maxaad ka ogtahay welwelka iyo Jahwareerka heysata Senetarada cusub?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abokor Dubbe oo maanta ka hadlayey munaasabad ka dhacday Muqdisho ayuu kaga hadlay jahwareer ay galeen senetaradii la doortay Afar...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan