25.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Midowga Musharaxiinta oo ku jahweersan dib u dhaca marwalba ku yimaado jadwalka doorashada..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray qoraal ka kooban lix qodob kuwaasoo ku saabsan doorashada golaha shacabka iyadoo uu Midowgu walaac Xooggan ka muujiyay...
Madaxtooyada Soomaaliya oo diyaarisey qorshe ah in ay hesho kuraas

XOG:-Yaasiin Fareey, Farxaan Qaroole iyo Kulane Jiis oo xildhibaano noqonaya iyo qorshaha Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogta aan helnay ayaa ku warameysa in sanadkaan xildhibaano loo rabo Agaasimaha Kumeel gaarka Hay’ada NISA Gaashaanle sare Yaasiin C/llaahi Maxamed (Yaasiin Fareey). Kursiga uu...
Senator Dhageey oo isaga tegay kursigii Aqalka Sare ee loo doortay

Maxey tahay sababta Senator Dhageey uu isaga casiley kursigii Aqalka Sare?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa ka tagay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka. Warqad...
Lix arrimood oo uu James Swan u sheegay Golaha Ammaanka

Maxay yihiin lixda arrimood oo uu James Swan u sheegay Golaha Ammaanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa ku baaqay doorashada Golaha Wakiillada Shacabka ee Soomaaliya in...
liiska Shanta kursi ee Golaha Shacabka ee Galmudug

DEG DEG: Galmudug oo shaacisey liiska Shanta kursi ee Golaha Shacabka oo doorashadooda la...

DH/,AREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka dowlad Goboleedka ee Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah shaaciyey 5-ta kursi  ee ugu horeysa oo ay qabanayaan doorashadooda maalmaha soo...

Shuruud adag oo lagu xiray bixinta dhaqaalahii loogu qaban lahaa doorashada Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa qoraalo ay u direen Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddiyda doorashada FEIT iyo SEIT ayaa waxay shuruud ku...
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddooyimaha Midowga Musharaxiinta ahna Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay kulanka ay maanta la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka oo ahaa mid aalada zoomka ayaa lagu...

Ciidan ka goostay soomaaliland oo ku biiray maanta jabhada SSC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka soo goostay maamulka Somaliland ayaa maanta ku biiray jabhada SSC ee fadhigoodu yahay aagga Degmada Buuhoodle. Jabhada SSC ayaa goobo kala duwan kaga...
doorashada lagu soo koobo hal Magaalo

Deni & Axmed Madoobe oo soo bandhigey dalab cusub oo ku saabsan doorashada.

GAROOWE-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta  Gobolka Nugaal kulamo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka ku yeeshay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ,waxaana kulamadaas kasoo...
Nabadoon Maxamed Xassan Nuur

Nabadoon isagoo Quran Akhrinaya inta Gurigiisa loogu galay laguna dhextoogtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nabadoon Maxamed Xassan Nuur oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dhex dilay magaalada Muqdisho, isagoo aqrinayey Kitaabka Qur’aanka Kariimka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan