24.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

AL-SHABAAB IYO Baraawe

Amniga Baraawe oo sii xumaanaya iyo weerar xalay ka dhacay Magaalada.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed ayaa xalay lagu weeraray Hoyga Magaalada Baraawe uu ka degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmadaas. Kooxo hubeysan ayaa beegsaday guri...

Farmaajo oo markii ugu horreysay ka hadlay Abaarta lagu dhammaday ee dalka ka jirta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku...

War saxaafadeedka Beesha Caalamka wax maka bedelinkaraa boobka doorashada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-War saxaafadeed ay maanta si wada jir ah u soo saareen dalalka saaxibadda Soomaaliya ayay ku baaqeen in doorashada Golaha Shacabka ay noqoto mid...

Maxaa looga hadlay kulankii Gudoomiye Jawaari iyo Afhayeenka Midowga Midowga Musharaxiinta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax  Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhow ku booqday hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho gudoomiyihii ee golaha Shacabka Shacabka Maxamed Sheekh...

Abiy Axmed oo farriin ka soo diray furinta hore ee dagaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu arkay safka hore furinta dagaalka maalmo ka dib markii uu sheegay in uu dagaalka hoggaamin doono. Dowladiisa ayaa...

“Allaha u raxmado Soomaaliya” jawaari oo Soomaali ku tilmaamay inay dhimatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-“Allaha u raxmado Soomaaliya waxaan ka baqayaa intii yareyd ee dowladnimada aan soo kasbanay inay faraheeda ka baxdo.”ayuu yiri Proff Jawaari oo muddo dheer...
Ra’iisul Wasaare Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay qarixii ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay weerarkii is-maaminta ahaa ee saaka ka dhacay wadada...

Qorshihii Farmaajo ee doorashada oo hirgalay iyo Yaasiin Farey oo ku guuleystay kursiga Hop#067

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dooarasho la sii ogaa cida kusoo baxaysoa oo ka socotay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa waxaa ka dhacday Magaaladaas. Yaasiin Cabdullaahi Farey Agaasimaha KMG...
Qaraxa ka dhacay wadada Cabdiqaasim

Xaguu ahaa bartilmaameedka qarixii ka dhacay wadada Cabdiqaasim?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey khasaaraha ka dhashay qarixii xooganaa ee saaka ka dhacay wadada Cabdiqaasim, degmada Hodan rr gobolka Banaadir, kaas...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray amar kale oo la xiriira Abaarta kajira dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay xoojineysaa dadaallada lagu taakuleynayo dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku nool gobollada dalka. Shalay Ra’iisul Wasaaraha waxa uu baaq...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan