25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ciidamada Dowlad Deegaanka Soomaalida mala dagaalami karaan Tigrey oo ciidankii Itoobiya kasoo adkaatay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa ka digay in ciidammada deegaankiisu ay diyaar yihiin in fallaagada Tigray-ga ay ka difaacaan magaalada caasimadda ah...

Guddoomiyaha cusub ee Kismaayo oo digniin culus u diray Bulshada Magaaladas.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo ahna duqa degmada Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo maalmo ka hor la Magacaabay ayaa bulshada Magaalada Kismaayo uga digay inay la macaamilaan...

Banaanbaxyo waaweyn ka socda magaalooyonka Jigjiga & Addis Ababa

MUQDISHO-AYAAMAHAHA-Bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo kooxda TPLF ay ka socdaan Magaalooyinka Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida & Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Dadweyne farabadan...

“Waan ka quustay in aan ka quusto Soomaaliya” musalsalka doorashada Soomaaliya

Sheekada waxaa qoray Yuusuf Garaad. "Marka laga soo tago cilladaheeda kale ee tirada badan, doorashada dalka ka socotaa waxay qaadan doontaa laba sano. Haa waa laba...

Qarax lagu dilay ‘Macalin’ oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miino ayaa la sheegay in uu dhacay ka dib markii uu gudbay gaari ay saarnaayeen ciidanka dowladda, waxaana uu qabsaday mooto...

Dad ku dhintay bandhig faneed ka dhacay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 8 qof ayaa dhimatay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob ay ka socotay bandhig faneed gudaha magaalada Houston...

Maxay yihiin diyaaradaha Dronis-ka ee ay sirdoonka Soomaaliya qabteen?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa tan iyo shalay soo baxayay warar sheegayay in diyaarado nuucoodu yahay kuwa aysan duuliyaha saarneyn lagu qabtay garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada...

Miisaaniyadda maamulka Puntland oo ah kala bar Miisaaniyadda Dowladda Federaalka.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan oo dhan $354,039,039. Kulanka...

Doorashada Golaha Shacabka oo la billaabay iyo D/Goboleedyada oo loo diray agabkii doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir saxaafadeed uu goordhaw qabtay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay bilaabeen qorshihii lagu dardargalin lahaa hanaanka doorashooyinka...

DEG DEG:-Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo lagu amray in si deg deg...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah gudahood.S Mr Simon Mulongo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan