28.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Doorashada Golaha Deegaank Puntland

Qisooyin cajiib ah oo saaka laga diwaan geliyey doorashada golaha deegaanka Puntland.

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa shalay soo dhammaday ololihii isu soo baxyada ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani dagmo. Degmooyinka kala ah:- Qardho, Ufeyn iyo Eyl ee Maamulka...

DEG DEG:- Ciidamada Ahlusunna oo caawa markale la wareegay qeybo kamid ah Guriceel.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Ciidamada Ahlusunna ayaa weerar rogaal celis ah galabta kula wareegay goobo badan oo ay horay uga qabsadeen ciidamada dowlada iyo kuwa galmudug oo isku...

Cali Xarbi Cali oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka xildhibaan David Amess

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cali Xarbi Cali oo ah 25 jir Somali-British ah ayaa si rasmi ah loogu soo oogay dacwad ah inuu toorey ku dilay xildhibaan David...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay afartii Senator ee maanta lagu doortay Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee maanta loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS  kuwaasoo...

Akhriso: Magacyada Senatarada Aqalka Sare ee maanta lagu doortay Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Xildhibaanada baarlamanka Jubaland ayaa maanta doortay afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare, ayada oo maamulka uu si rasmi ah usoo dhameystiray...

XOG:-Farmaajo, Bashiir Goobe iyo C/llaahi Maxamed Nuur oo shir xasaasi ah ku dhexmaraya Villa...

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur iyo Agaasimaha KMG ee NISA Bashiir Goobe ayaa hadda Madaxtooyada kulan kula leh Madaxweyne Farmaajo, iyadoo uu wehliyo Madaxweynaha...

Muxuu noqon kartaa awaaqibka uu ka digay Uhuru Kenyatta ee Go’aanka Maxkamadda ICJ?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb badan oo ka mid...
Rooble wax shaqo ah ku laheyn go’aanka xeer ilaaliyaha Kiiska Ikaan.

Yaa kasoo shaqeeyey kulankii xalay Farmaajo iyo Rooble?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay xilli dambe Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Wararkii u dambeeyey doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Rooble oo ka hadlay falkii Maanta ka dhacay duleedka degmada Waajid

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa cambaareeyey falkii arxan darrada ahaa ee Al-shabaab ku gubeen gaari dameer u rarnaa ganacsato oo ku sii jeeday degmada Waajid...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan