25.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Somaliland oo qaabilaysa qaxootiga ka soo cararaya Afgaanistaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland ayaa sheegay Jimcihii inay qaabilayaan qaxootiga ka imanaya dalka Afgaanistaan. Ku dhowaad tobanaan kun oo qof ay si...

Saciid Deni kulamo ka billaabay magaalada Nairobi

Muqdisho-Ayaamaha-Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulamo kawada madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  kuwaa oo intooda badan ah kulamo siyaasadeed ah. Sidoo kale waxaa madaxweynaha...

DEG DEG: Al-Shabaab oo dib u qabsatay Camaara iyo Bacaadweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaano dhowr ah oo ka mid ah gobolka Mudug, oo ay ka mid yihiin Bacaadweyne iyo Camaara. Al-Shabaab ayaa...

XOG: Cali guudlaawe oo Farmaajo ka diiday inuu liiska ka saaro senetar muuse suudi!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxa xubnaha nabad iyo nolol aad isugu mashquuliyeen dadaal badanna ku bixiyeen sidii Senetor Muuse Suudi Yalaxoow  looga hor istaagi lahaa kursiga...

XOG:- Safarka R/W Rooble & M/goboleedyada ee Sacuudiga iyo qorshihii Farmaajo oo Fashilmay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda madaxda Dawlad gobolleedyada iyo Ra’iisal Wasaare Rooble ay u ambabaxay dalka sacuudiga. Safiirka sacuudiga ee kusugan xafiiska nairobi...

Ciidamo hubeysan oo isku horfadhiya Beledweyne iyo wararkii u dambeeyey.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Xaalada Xeradii Hore ee Ciidanka Cirka Lamagalaay Fariisanna u aheyd gaaska 5aad ee CXD ayaa Caadi kusoo Noqotay Kadib Markii Ciidan uu Wato Taliyaha...

Taalibaan Oo Turkiga Ka Codsatay Inay U Maamulaan Garoonka Diyaaradaha Kabul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa...

Wararkii u dambeeyey Toogasho ka dhexdhacday Saldhigga magaalada Dhuusomareeb

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa gudaha saldhiga magaaladaasi waxaa ka dhacay dil loo geestay askari katirsanaa ciidanka booliiska. Sida aan wararka ku...

Daalibaan Oo Amar Cusub Kasoo Saartay Muwaadiniinta afgaanistan ee Ka cararaya Kabul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyeyaasha kooxda Taalibaan, ayaa sheegay in dadka reer Afghanistaan ee tagaya garoonka diyaaradaha Kabul ay yihiin kuwa ay u fududeeyeen Mareykanka iyo xulufadiisa. Waxaa sii...

Khilaafka kuraasta gobolada Waqooyi oo markale sii xoogeystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa markale sii xoogeysanaya khilaafka ka taagan kuraasta gobolada Waqooyi ee Somaliland, kadib markii ay siyaasiyiinta kasoo jeeda goboladaas ay ku kala jabeen habraacii...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan