27.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Howlgalka QM ee Soomaaliya oo muddo kordhin loo sameeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay u codeeyeen Muddo-kordhin loo sameeyey Hawlgalka QM ee Taageeradda Somalia. 15-ka Xubnood ee Golahaasi...

Dhammaan Shaqaalaha Dowladda Oo Amar Cusub Oo Lagu Soo Rogay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda dhammaan shaqaalaha Hay’addaha dowladda Federaalka, kaasi oo...

Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowladda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Milateriga qeybta 21-aad iyo kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Galmdug ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu kasoo goostay Al-shabaab, uuna iska soo...

Askarigii u danbeeyey ee Maraykan ah oo ka baxay Afghanistan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa soo afjaray daadgureyntii ay ka wadeen Afghanistan, taas oo ka dhigan in uu soo dhammaaday ololihii uu bilaabay George W Bush...
Askari lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan oo Askar ku dishay Magaalada Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa xalay waxaa ay degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda gaar ahaan Millateriga, kuwaas...

DEG DE:- Dagaal Hada Ka Qarxay Duleedka Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kabxanleey ee Duleedka Waqooyi ee Beledweyne ayaa waxaa uu sheegayaa in halkaasi uu hada dagaal ka socdo. Dagaalkan ayaa waxaa...

Wasiir Dube oo qaatay amarkii Ra’iisul wasaare ROOBLE

War Saxaafadeed Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda...

Caro xooggan oo ka dhalatay iibinta Tiyaatarka iyo Wasiir Dube oo xilkiisa ku waayi...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa caro xooggan ka dhalatay iibin ama kireyn la sheegay in wasiirka warfaafin xukuumada Soomaaliya Cusmaan Dubbe uu shirkad ka kireeyey qeyb kamid ah...

Muuqaal Duubihii Daacish-ta Soomaaliya oo Maxkamad Xukun Ku Riday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdisamad Ibraahi Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali oo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016, ayay...

Mobile-lada uu ku shaqeeyo Adeega Cusub ee SOMTEL eSIM.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkada Isgaarsiinta Somtel waxay Macaamiisheeda u soo kordhisay Adeega Cusub ee eSIM oo aad ku isticmaalikarto Mobile-kaada adigoo aan haysan Simcardka Somtel ama sim...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan