25.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Heshiis laga gaaray xiisadii ka taagneyn Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Hirshabeele ayaa heshiis hordhaca La gaaray Ciidamadii Habeenno ka hor la wareegay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ku shaqeeyo ee magaalada Beledweyne. Madxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle...

Gantaalo lala dhacay saldhigga Mareykanka ee Ciraaq

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex gantaal ayaa lala beegsaday saldhig milateri oo Maraykanku ku leeyahay meel u dhow isgoyska Jerishan ee ku yaal xadka Ciraaq iyo Kuwait, sida...

Xildhibaano Mareykan ah oo ku baaqay in Dowlad loo aqoonsado Kooxda Taalibaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano katirsan Koongareeska Mareykanka ayaa ugu baaqay Madaxweyne Joe Biden in dowlad u aqoonsado kooxda iska caabinta Taalibaan ay hogaamiyaan Madaxweyne kuxigeenkii Afganistan iyo...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska ay gaareen Maamulka Puntland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiin ka kala socotay Puntland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Galdogob waxa ay ugaga hadleen arrimo ay ka...

Somaliland oo qaabilaysa qaxootiga ka soo cararaya Afgaanistaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland ayaa sheegay Jimcihii inay qaabilayaan qaxootiga ka imanaya dalka Afgaanistaan. Ku dhowaad tobanaan kun oo qof ay si...

Saciid Deni kulamo ka billaabay magaalada Nairobi

Muqdisho-Ayaamaha-Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulamo kawada madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  kuwaa oo intooda badan ah kulamo siyaasadeed ah. Sidoo kale waxaa madaxweynaha...

DEG DEG: Al-Shabaab oo dib u qabsatay Camaara iyo Bacaadweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaano dhowr ah oo ka mid ah gobolka Mudug, oo ay ka mid yihiin Bacaadweyne iyo Camaara. Al-Shabaab ayaa...

XOG: Cali guudlaawe oo Farmaajo ka diiday inuu liiska ka saaro senetar muuse suudi!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxa xubnaha nabad iyo nolol aad isugu mashquuliyeen dadaal badanna ku bixiyeen sidii Senetor Muuse Suudi Yalaxoow  looga hor istaagi lahaa kursiga...

XOG:- Safarka R/W Rooble & M/goboleedyada ee Sacuudiga iyo qorshihii Farmaajo oo Fashilmay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda madaxda Dawlad gobolleedyada iyo Ra’iisal Wasaare Rooble ay u ambabaxay dalka sacuudiga. Safiirka sacuudiga ee kusugan xafiiska nairobi...

Ciidamo hubeysan oo isku horfadhiya Beledweyne iyo wararkii u dambeeyey.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Xaalada Xeradii Hore ee Ciidanka Cirka Lamagalaay Fariisanna u aheyd gaaska 5aad ee CXD ayaa Caadi kusoo Noqotay Kadib Markii Ciidan uu Wato Taliyaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan