25.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Al-Shabaab Oo Ka Dhacay Gaalkacyo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhanka Galmdug waxaa maanta ka dhacay Banaanbax xoogan oo lagu taageerayay howlgalada Ciidamada Dowladda iyo kuwa daraawiishta Galmudug...

Hal arrin oo Beesha caalamka ku diidan yihiin dhaqaalaha doorashada Soomaaliya & caqabad taagan

Beesha Caalamka ayaa illaa hadda diidan inay soo dhameystiraan dhaqaalihii doorashada qeybtii laga sugayey, xili ay gobolada qaar soo dhameystireen doorashada Aqalka Sare, taasi...

Lafta-Gareen oo wajahaya “Maxakamad” in la soo taago iyo eedeyn culus oo loo haysto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa laga gudbin doonaa dacwad, waxaana lala kori doonaa Maxakamadaha dalka, Sida lagu sheegay war ka...

Dowlada Federalka oo sheegtay inay xalin doonto khilaafka ka jira Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka xukuumada Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa ka sheegay in Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Feradaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu shaqsiyan u istaagi doono wax ka...

Waa sidee xaaladda degaanka Camaara oo lagu dagaalamay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaaladda degaanka Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa saaka degan kadib markii shalay gelinkii hore Al-Shabaab ay kula wareegeen weerar ku bilowday qaraxyo. Ciidamada dowladda...

Ciidamada DF iyo Galmudug oo dib u qabsaday Camaara

MUQDISHO-AYAAMAA-Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasi oo muddo kooban saaka...

Maxaad ka ogtahay cunooyinka marka la isku daro sunta noqon kara?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qof kasta oo bini aadam ah wuxuu haystaa wuxuu Eebbe siiyay. Maalin kasta oo qof go'aansado inuu wax cuno waxaa laga yaabaa inuu sun...

Beesha Caalamka iyo Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan xasaasi ah uga socda Xerada Xalane

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan kuwada yeeshay Xubnaha Golaha wadatashiga qaran iyo safiirada beesha caalamka ee fadhigooda yahay Xerada Xalane. Waxaa kulankan  guddoominayay  Ra’iisul wasaaraha...

Guddiyo ka kala socda Golaha wadatashiga & Midowga Musharixiinta oo kulmaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada dalka kajira ayaa ogolaaday in laga wada hadlo qdoobada ay cabashoada xoogan ka keeneen midowga Musharixiinta, kuwaas oo kujira go’aanadii maalin...

DEGDEG:- Al Shabab oo dagaal kula wareegtay deegaanka Camaara ee Koonfurta Mudug.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Camaara ee koonfur Mudug ayaa waxaa uu sheegayaa in Al Shabab ay halkaas dagaal kula wareegeen. Dadka degaanka ayaa ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan