Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo kulamo ka bilaabay Turkiga iyo U jeedka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara ...
Wasiirka Amniga Galmudug oo digniin Adag u diray dadka lacagaha siiya Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Galmudug iyo Puntland ay iska kaashan doonaan sidii loo soo afjari lahaa...
Safaaradda Soomaaliya Ee Pakistaan Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Loo Jeediyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Paakistaan ayaa ka jawaabtay cabashooyin iyo eedeymo culus oo kaga yimid Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, kuwaasi oo maal...
Afar qoddob oo laga soo saaray shir Midowga Musharaxiinta ay maanta ku yeesheen Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha midowga murashaxiinta ayaa shir ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay uga hadleen xaalada dalka iyo siyaasada guud halka ay wax marayaan.
Musharax Daahir...
Afar Mataana ah oo mar qura ah ka qalinjebiyay jaamacad
Afar dhalinyaro ah oo mataana ah ayaa markii ugu horreysay ka qalinjebiyay jaamacadda Oxford Brookes ee ku taalla UK.
Aayah, Cabdiraxmaan, Osama iyo Axmed Shacbaan...
Qorshihii Villa Soomaaliya ee Gobolka Gedo oo Caqabad ka taagan iyo Guul darro Cusub.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo ahna Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gobolka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) oo shir jaraa’id ku qabtay gobalka Gedo ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay cudurka Covid 19 ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Covid 19.
Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud...
DEG DEG:- Dagaal hadda ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in tuulooyin u dhow degaanka Bariire uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidanka...
Haweenay qaxooti ah oo diyaarad dusheed ku umushay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaxooti reer Afgaanistaan ah oo u carareysay UK, ayaa gabar ku dhex dhashay diaaraddii sidday intii ay ku jirtay duulimaadkii daadgureynta ee ku socday...
Nin watay Bambooyin oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho
Xaafada Cali turcaaye ee dagmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir ayaa laga soo sheegaya in halkaasi ay ciidamada amaanka ku toogteen nin hubeysnaa.
Ninkan ayaa watay...




















