26.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wasiirada Khadiija Diiriye iyo Xamza oo hadallo kulul is-dhaafsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye iyo wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Xamza Saciid Xamza ayaa is dhaafsaday hadallo kulul oo ku aadan...

magaalooyiin qarniyo hore jiri jiray oo laga helay Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay magaalada Garowe lagu soo bandhigay Cilmi-baaris cusub oo lagu ogaaday magaalooyin qarniyo hore jiri jiray oo halkaasi ku yaalla. Saddexdan magaalo oo qarniyo...

Maareeye oo dowladda federaalka ku eedeeyey damaca boobka kuraasta Gobolada Waqooyi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya kana mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Maxamed Cabdi Xayir ( Maareeye)  ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya & dowlad...

XOG laga helay safarka Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle ee Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) ayaa gelinkii dambe ee Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan...

Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalame ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Booliska dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka...

Khilaafka ka taagan baarlamaanka Puntland oo cirka isku shareeray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muran ayaa ka taagan baarlamanka Puntalnd, kadib markii dhawaan la meel mariyay xeer hoosaadka baarlamanka kaasoo qodobbada qaarkood ay diideen xildhibaanada qaarkood, waxaana jira...

Qaxooti Soomaali ah oo dalka Uganda ugu geeriyooday Gaajo iyo COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 10 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga dalka Uganda, ayaa gaajo iyo Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19 u geeriyooday, labadii...

Ujeedka wafdi ka socday Q/midoobeey oo maanta gaaray Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo...

Macalinkii Burcadka isku bedelay oo maanta Maxkamad xukun ku riday!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo talaado ah xukun ku riday rag lagu helay inay falal dhac ah ka geysteen gudaha Magaalada Muqdisbo,...

Akhriso Liiska Madaxda Afrikaanka ah ee xabsiyada loo taxaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Koonfur Afrika ayaa milateriga geysay goobaha ay ka taagan yihiin rabshadaha ka dhashay xariga madaxweynihii hore ee waddankaas, Jacob Zuma. Dad mudahaaradaya ayaa boobay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan