26.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wiil darbi jiif ahaa oo loogu dilay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska ceel-gaabta ee Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu dilay wiil kamid ahaa derbi jiifta ku nool degmadaas. Dilka wiilkaan ayaa yimid ka...

Rakaab labo maalmood ku xayiran garoonka Muqdisho “hal arrin darteed”.

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ilo kala duwan ayaa xaqiijinaya in laba maalmood garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ay ku xayiran yihiin 40 rakaab ah oo isugu jira rag iyo...

Cumar Filish oo eedeyn kulul u jeediyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) oo ah Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada ay caqabad ku heeyso Agaasinka...

Shirka Gollaha Wasiirada Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka dhacay Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Manta oo Khamiis ah waxaa kulan wadajir ah ku yeeshay Gollaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland kaas oo ka dhacay...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Oo Dib Ugu Soo Laabtay Moqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha waxaa...

Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka ee Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Jubaland oo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo u Diiday Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka ee Farmaajo. Diyaarad uu saarnaa Cabdi Cali Raage Oo ah la Taliyaha arimaha Doorashooyinka Madaxweyne...

Booliska Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Toogteen Qof Ka Tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ex Control Balcad ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa uu sheegaya in Booliska gobolka Banaadir ay toogteen xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo ku hubeysanaa...

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xulufo dhow ahaa oo khilaaf ka dhex qarxay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafka iyo xiisada udhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka oo muddo dheer xulufo ku ahaa arrimaha gobolka Khaliijka, ayaa dhowaan soo shaac baxay.Halka xiisaddu ka...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo habeenkii ugu horreeyey xabsiga ku hoyday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa isu dhiibay booliiska si uu u bilaabo xukun xabsi ah oo ku saabsan quursiga maxkamadda. Waxaa loo...

Deked Ku Taalla Dalka Imaaraadka Carabta Oo La Qarxiyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dab iyo qarax qabsaday Markab xamuul oo ku sugnaa Dekedda Jebel Ali oo ku taalla Koonfurta magaalladda Dubai. Warbaahinta ee Dowlad-gobaleedka Dubai ayaa sheegtay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan