James Swan Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Madaxweynaha K/Galbeed
BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan, iyada oo...
Ciidamada Itoobiya Oo Dilay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Wadankaas.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba ay daba joogtay, ka dib markiiay diideen...
Sidee Wasiiru Dowle Xafiis R/W Mas’uul Uga Noqon Karaa Howlaha Doorashooyinka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalka kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Cabdi Xakiim Xasan Ashkir loo xil saaray dardar gelinta howlaha...
Wararkii U Dmabeeyey Qarax Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Suuqaha ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay qarax sababay khasaaro.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay xarun Ganacsi...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Labo Kamid Ah Safirada Jooga Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez iyo Mudane Hassan Hamza...
Museveni Oo Difaacay Go’aanka Lagu Xiray Baraha Bulshada Ka hor Doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay shirkadda Facebook inay tahay mid isla weyn oo u xaglineyso hal dhinac ah kaddib markii uu xaqiijiyay...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Wasiiru Dowlaha xafiiskiisa U Xil Saaray Dardargelinta Doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wasiiru dowlaha xafiiskiisa Cabdixakiin Xasan Ashkir u xil-saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka ee la filayo inay dhowaan...
Shir Sanadeedka Garsoorka Somalia Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed ayaa goordhow ka furmay magaalada...
Xaliimo Yareey Oo Ku Baaqday In La Dhiso Dowlad Aan Laga Xukumin Xalane.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka Qaranka ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u...
Dowladda Somalia Oo Sheegtay In Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Howlgal Lagu Dilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen halkaas, sida...




















